1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanno Ay Maamulayeen Al-shabaab Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal waxay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe oo ay maamulayeen Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in ciidanku ay gacanta ku dhigeen dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raali Gelin: Akhristayaasha Goobjoog News Maamulka Sare ee Goobjoog Medi Group waxa uu akhristayaasha Goobjoog News, a raaligeinayaan Labadii maalin ee aynu kala maqneyn cilla dhanka Internetka ah oo guud ahaan dalka ka jirta. Goobjoog…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ganacsato iyo Aqoon Yahan Qiimeynaya Howlgalka Xasilinta Caasimadda Iyo Khasaare $4.6 Milyan Oo Ka Dhashay Warbixin ku saabsan Khasaaraha Ganacsi ee ka dhashay Xasilinta Caasimadda ee ay soo ururisay Idaacadda Goobjoog Business oo la mataano ah Goobjoog News, waxaa lagu sheegay in howlgalka xasilinta caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah: Shaqaalaha Waa Fasax 3da Maalin Ee Soo Socota Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hey’adaha gaarka ah la fasaxay 3da maalin ee…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ololo dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur Roobow Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo dadka u yaqaanaan Roobow ayey Mareykanka ka saareen liis ay dul dhigeen lacago malaayiin ah, liiska waxaa ka mid ahaa 6 kale oo ka tirsan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Cadaado Oo Go’aan Ka Gaaray Isbaarooyinka Waxgaradka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa go’aan ka gaaray Isbaarooyinka soo noqnoqday ee yaalla deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud. Ugaas Salaad Rooble oo kamid ah waxgaradkan ayaa u sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Qatar: Shuruudo Waalli Ah Oo Sacuudiga Iyo Xulafadiisa Dul-dhigeen Qatar Xulafada Sacuudiga ee go’doomiyay Qatar waxaa ay soo saareen liis cusub oo ka kooban illaa 12 codsi, shuruuradaha oo waalli lagu sheegay ayaa la doonayaa in ay ku fuliso 10…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Halgan: Waxaa La Furayaa Wadada Aadda B/weyne Maamulka deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dhowaan bilaabayaan howlgal lagu furayo waddo isku xirta deegaankaasi iyo magaalada B/weyne. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Baydhabo Oo La Adkeeyay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii saraakiisha amniga ay horey u shaaciyeen iney ka taxadarayaan falal amni darro oo ka dhaca…