1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shir Degdeg Ah Isugu Yeeray Hoggaanka Xasilinta Caasimadda Warar Goobjoog News, ay ka heshay ilo ku dhow xukuumadda Kheyre ayaa waxay sheegayaan in shir degdeg ah la isugu yeeray hogaanka ciidanka xasilinta caasimadda, kadib qarax goor dhow ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saldhigga Degmada Waaberi Ee Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa islamarkaana uu saarnaa qof naftii hure ah ayaa goor dhow waxaa lagu weeraray saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Cafis u Fidiyey 119 Maxbuus Madaxweynaha maamulka Puntland C/wei Maxamed Cali Gaas ayaa cafis u fidiyey 119 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada Puntland, si ay ula ciidaan ehladooda. Maxaabiista cafiska loo fidiyey ayaa ahaa kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: 47 Qof Oo Qaba Daacuun Ayaa Laga Helay Dad Deggan Hal Hotel Sida ay hadda qortay Jariidadda Daily Nation ilaa 47 qof oo uu hayo xanuunka Daacuunka ayaa la dhigay Isbitaallada magaalada Nairobi. Arrinta ayaa timid kadib markii uu Daacuunka ka dilaacay dad ka shirayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe Dagala u dhaxeeyay ciidamada Milatariga dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka degmada Warsheekh ayaa goor dhow ka dhacay degmadaasi. Goob jooge ayaa u sheegay Goobjoog News, in Labada dhinac ay rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Iyo Kuwa Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Buurhakaba Ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Khamiis ah ay howlgallo ka wadaan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Ciidamadan ayaa isku gadaamay xaafadaha qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Juxa Iyo Waxgaradka Gaalkacyo? Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wuxuu kula kulmay qaar kamid ah waxgaradka magaaladaasi. Kulamadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Markii Lagu Badalay Kadib, Maxamed Bin Salmaan Oo Gacanta Iyo Lugta Ka Dhunkanaya Ninka Uu Aabihii Casilay Dalka Sacuudiga 48-dii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay inqilaab dastuuri ah kadib markii Dhaxal sugihii Maxamed Bin Nayid si lama filaan xilka looga qaaday, laguna badalay wiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Uu Farmaajo Uga Qeyb Galayo Uganda, 30 Madaxweyne Ayaa Jooga Iyada oo dunidan ay arrinta qaxootiga ka noqotay mushkilad joogta ah ayaa maanta waxaa magaalada Kampala ee dalka Uganda ka dhacaya shir arrimaha qaxootiga gobolka looga hadlayo. Shirkan oo hal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhaca Gaalkacyo Oo Laga Digey Taliska booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay inay heleen warbixinno sheegaya in Al-shabaab ay qorsheynayaan inay falal amni darro ka geystaan Mudug. Hadalkaan ayaa waxaa sheegay taliyaha qeybta booliska…