1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi Nooc Cusub: Boqor Salmaan-ka Sacuudiga Oo Wiilkiisa Ka Dhigay Dhaxal Suge Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdi Caziz ayaa sameeyay afgambi dastuuri ah kadib markii uu dhaxal sugihii 1aad Amiir Maxamed Bin Nayif uu xilka ka qaaday isaga oo jagadaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirarkii Puntland iyo Galmudug Magaalada Gaalkacyo waxaa lagusoo gabagabeeyay shir u socday guddiyo ka kala socday dowladda Putntland iyo maamulka Galmudug ee Cadaado. Shirkan oo looga hadlayey Nabadeynta Galkacyo waxaa ka soo qeybgalay wasiirro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Wadajir War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. War-saxaafadeedka ayaa sidan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Mas’uuliyiinta Degmada Wadajir Ee Qaraxa Wax Ku Noqotay Qaraxa maanta ka dhacay degmada Wadajir gaar ahaan xarunteeda waxaa ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka tirsan mas’uuliyiinta degmada. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Goobjoog News, Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Qaraxii Maanta Ka Dhacay Degmada Wadajir Iyo Khasaaraha Uu Geystay Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa islamarkaana ahaa nooca loo yaqaan Homey oo uu saarnaa qof Ismiidaamiye ah ayaa maanta waxaa lagu weeraray xarunta maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Cusub: Waa Hantida Ku Burburtay Qaraxii Wadajir In ka badan 17 qof ayaa ku dhimatay halka tiro intaasi ka badan ku dhaawacmeen qarax gaari oo maanta ka dhacay gudaha xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Wadajir Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Axmed Maxamuud Maxamed, afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Ee Maamulka Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble wuxuu xil ka qaadis ku sameeyay wasiirkii wasaaradda maaliyadda ee maamulkiisa, isaga oo wasiir cusub magacaabay. Waxaa xilkan laga qaaday Maxamed Maxamuud Cabdulle, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qaraxii Ka Dhacay Wadajir Iyo Mas’uuliyiin Dhaawac Ah Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhow ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Qarax aad u xooggan islamarkaana loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay nawaaxiga xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dhawaqa qaraxan ayaa laga…