1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Agaasime Ku-xigeenka Villa Somalia: Dr. Aamina Saciid Cali Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan waxaa uu agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya u magacaabay Dr. Aamina Saciid Cali. Marwo Aamina waa haweeneydii ugu horeysay ee jagadaasi qabata, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Farriin u Dirtey Beelihii Ku Dagaallamay Banyaaley Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada Dhexe ayaa ugu baaqay beelihii dhowaan ku dagaallamay deegaanka Banyaale ee Hiiraan, iney nabadda qaataan oo ay wada fariistaan wixii dhacay. Cali Baashir Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Ku Dhowaaqay Caasimadda KMG Ee Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda KMG ee maamulka Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in degmada Cadaado ee Galgaduud ay tahay caasimadda KMG ee Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiir Xoosh Iyo Guddoomiye Xaliimo Yarey Oo Ku Shiray Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay In Wadahadal Dadban La Leeyihiin Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wadahadal aan toos ahayn uu u soconayo iyaga iyo Ahlu-sunna Waljameeca, kaas oo gogol xaar u ah wadahadal rasmi ah oo Labada dhinac ay yeeshaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Toogasho Ah Ayaa Lagu Xukumay Eedeysane Loo Heysto Dilka Wasiir Cabaas Siraaji Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha: Renny Harlin Oo Burcad Badeedda Soomaaliya Ka Sameynaya Filim Cusub Film sameeyaha Hollywood-ka Renny Harlin, oo horay u sameeyay Filimo ay ka mid yihiin Die Hard 2 iyo Cliffhanger, ayaa haatan waxaa uu heshiis la galay shirkad Shiinaha ah si uu…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: UK Oo Kor u Qaadeysa Taageerada Gargaarka Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya oghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji iyo cudur. Wasiiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay B/weyne Ciidmada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxay xalay ka sameeyeen magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda howlwadaag. Howlgalkaan aya daba socday dil xalay halkaasi…