1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Khor Yimid Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo Waxgaradka khaatumo qaarkood ayaa kasoo horjeestay heshiis maalin kahor ay magaalada Hargeysa ku wada gaareen maamulkooda iyo Somaliland. Garaad Jaamac Cali oo kamid ah waxgaradkan ayaa sheegay in wax aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Caawa Ka Dhacay B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa caawa waxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen Ibraahim Cismaan Muumin oo u shaqeynayey NGO gacnta ku haya dib u habeynta Tiyaatarka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo gelinkii dambe ee maanta degmada Qoryooley ee Shabellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway Oo 26 Kadib Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliya Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan diblomaasiga, isagoo xusay in dabayaaqada sanadkan Norway ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Pizza House: 4 Qof Iyo In Ka Badan $165,000….Akhriso Liiska Oo Dhameystiran Dhalinyarada Maalgeshatay Pizza House ayaa Goobjoog News maanta uga waramay khasaaraha maaliyadeed iyo midka nafeed ee ka soo gaaray qaraxii Maqaahida. Milkiilayaasha ayaa sheegay in ay markii hore ku maalgeliyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Buuloburde Ee Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay degmada Buuloburde ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo u Kuurgalay Amniga Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen qaabka ay xiliyada habeenkii ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Markale Al-shabaab Ugu Baaqay Wadahadal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa mar kale wuxuu ugu baaqay Xarakada Al-shabaab in wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu madaxweynaha u diray Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Suudaan Oo Dalalka Sacuudiga, Masar Iyo Imaaraadka Ka Diiday Dalab Xoog Leh Oo Ku Aadan Qatar Safiirada dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar ayaa waxay kala xaajoodeen wasiiraka arimaha dibadda ee Suudaan maalintii Jimcaha aheyd dhibaatada ka jirta Khaliijka. Dowladda Suudaan ayaa waxay ka qaadatay dhibaatada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Boondheere Oo 200 Oo Qoys Lagu Afuriyay Maamulka degmada Boondheere ayaa sheegay in laga jawabay baaq ay u direen hay’adaha oo ku aadanaa u gurmashada dadka danta yarta ah ee ku nool degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Boondheere ee…