4 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Uu Ku Fashilmay Shirkii Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Muqdisho Shirweynahii Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho waxaa ka soo baxay war murtiyeed, dadka ka qeyb galay oo wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Rag u Dashay Pakistan Iyo Iran Oo Lagu Qabtay Jubada Hoose Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kusoo bandhigay 8 ruux oo u kala dhashay Pakistan iyo Iran, kuwaasi oo la sheegay iney ahaayeen kalluumeysato. Raggan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh. Hoose: Dowladda Oo Wadda Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney wadaan howlgallo ballaaran oo ay ku baadigoobayaan dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi Isaaq oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Diley Duleedka Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaa kuwa Nabad sugidda ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu nin ganacsade ah ku dilay Tabeellaha Dheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho. Ganacsadaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Ku Dhintey Dagaal Ka Dhacay Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada Tirsan dowladda uu ka dhacay degmadaasi, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Qatar Oo Sheegtay In Aaney Wadahadal La Gali Doonin Dowladaha Xiriirka U jaray Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar Sheikh Maxamed Binu Cabdiraxmaan Aala Thaani ayaa sheegay in dowladda Qatar aysan wada hadal la geli doonin dowladaha u jaray xiriirka Diblomaasiyadeed iyo midka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Isbaarooyinka Sh/hoose Oo Tiro Batey Dhammaan gaadiidleyda gobollada Shabellaha Hoose iyo Baay ayaa ka wada siman dhibaato ay sheegeen iney ka jirto Waddooyinka, gaar ahaan midda u dhaxeysa Muqdisho iyo Baydhabo oo ay sheegeen in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Dowladda Dhagxaan Ugu Xirtay Jidcadayaasha Muqdisho Qaarkood? Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisey ulajeedka ka dambeey in ay dhagxaan ku xirto qaar kamid ah jidcadayaasha magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Abukar Islow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisay Iney Gacanta Ku Dhigtay Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney maanta gacnta ku dhigtay sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Dowladda Oo Dhagxaan Ku Xirtay Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagxaan waxay ku xirtay qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidcadayaasha soo galaya laamiyada. Tani waxaa cabasho ka muujiyey qaar kamid ah shacabka Muqdisho…