1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khalif Oo La Hadlaya Somaliland: Haddii Aan Heshiinno, La is Aamino…..Ictiraaf loo Gur-guurto waa Laga Korayaa Madaxweynaha Khaatumo Cai Khalif Galeyr oo ka hadlay shir la sheegay in ay ku heshiiyeen maamulka is magacaabay ee Somaliland iyo Khaatumo ayaa sheegay in haddii ay si fiican u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kala Qaaday Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Hiiraan Guutada 52-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inay ku guuleysteen kala qaadista malleeshiyo beeleed dhowaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan. Dagaalka beeleedka oo ka soconayay degaanka Banyaaleey oo hoostaga degmada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-Murtiyeedka Shirweynaha Wadatashiga Ee Hannaanka Dib U Heshiisiinta Soomaaliya Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya 17, June 2017 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaalka Madiina Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Kadib, Yaa Dayacay Sool iyo Sanaag?!! Heshiiska maanta ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Khaatumo waxaa qodobadiisa ka mid ahaa qaar si cad kuu tusinaya in rajadii laga qabay Sool iyo Sanaag iyo xitaa midnimadii Soomaaliya ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland iyo Khaatumo Oo 5 Qodob ku Heshiiyay Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa waxay sheegayaan in heshiis ka kooban Shan qodob ay goor dhow magaaladaasi ku kala saxiixdeen Maamullada Somaliland iyo Khaatumo. Qodobadan waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaamka Badbaado: Barakacayaal Ka Cabanaya Taliyaha Booliiska, 600 Oo Qoys Ayaa La Barakiciyay Barakacayaal ku sugan kaamka Badbaado qeybta Dharkiinley oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in ay ka cabanayaan dhibaato ay sheegeen in uu ku hayo madaxa boliiska qeybta galbeed iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax Miino lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maamulka K/galbeed Oo Baydhabo Kusoo Bandhigey Rag Ay Sheegeen Iney Dil Ka Geysteen Magaaladaasi Maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Sabti ah waxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigeen Saddex nin oo ay sheegeen in habeen kahor ay magaaladaasi ku dileen Sheekh kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Adkeeyay Howlgalka Amni Sugista Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeeyey howlgalka amni sugista magaalada Muqdisho oo maalmaha dambe ay ka wadeen guud ahaan magaalada. Ciidamadan oo si gaar ah loogu yeero xasilinta…