1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Djibouti oo Eritrea Ku Eedeysay Qabsashada Dhul ay Baxeen Ciidanka Qatar Xiisadda ka dhalatay go’doominta Sacuudiga ee dalka Qatar waxaa ay soo gaartay qaaradda Afrika sida khilaafkan cusub ee Djibouti iyo Eritrea. Wasaaradda arrimaha dibadda Djibouti ayaa sheegtay in ciidamo Eritrea…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Waxgarad Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Banyaaley Waxgaradka Gobolka Galgaduud ayaa baaq u diray beelaha ku dagalamaya deegaanada u dhaxeeya Hiraan iyo Galgaduud, gaar ahaan deegaanka Banyaaley. Kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ayaa waxa ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Haboon Tahay In La Qaado Cunaqabateynta Hubka Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya oo laga qaado cunaqabataynta hubka ay dalka u fiicanthaay balse laga rabo dowladda Soomaliya inta aan la qaadin hanaan adag oo hubka lagu kontoroolayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dalxiiska Oo Qorsheyneysa Soo Nooleynta Dalxiiska Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Cabdiraxmaan Cismaan (Eng. Yarisow) oo ku sugan Madrid ayaa la sheegay in uu kulan l qaadan doona Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Caalamiga ah (Word…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Socda Hiiraan Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta dib uga bilowday deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. In ka badan 10 qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Balcad Ee Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka degmada Balcad iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa maanta ka dhacay duleedka degmadaasi, waxaana dagaalkaan ka dhashay khasaare kala duwan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Dabar Go’a Al shabaab Waxaa Uu ku Xiranyahay Isku soo Dhawaanshaha Hay’adaha Amniga iyo Shacabka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay weera habeenkii xalay ahaa Al-shabaab ay ka geysteen Pizza House ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dileen dad…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi Gaar Ah: Safiirka Mareykanka Oo Goobjoog Ay Ka Wareysatay La Dagaalanka Argigixisada, Qaadista Cuna-qabateynta Hubka iyo Burcad Badeedda Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, wareysigan oo ka dhacay Muqdisho, waxa aan safiirka kala hadalnay xiriirka labada dal, sida Mareykanka u taageero ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmdug Oo Musuq Lagu Eedeeyay Kulan ay yeesheen maamulka iyo odayaasha dhaqanka ee deegaanka Gallinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa waxay eedeyn u jeediyeen madaxda guddiga gurmadka abaaraha ee Galmudug waxayna sheegeen in qeybtii uu deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Xirsi “Dowladda Haka Dhabeyso Ballanqaadkeedii Dib u Habeynta Garsoorka” Abukaaate Maxamuud Maxamed Xirsi oo ka tirsan ururka qareennada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya looga baahanyahay iney ay ka dhabeyso balanqaadkeedii ahaa in Saddex bil gudahood wax…