2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Iyo Warbixin: Weerarkii Posh Treat iyo Pizza House Ee Muqdisho Weerar isugu jiray qarax Ismiidaamin ah iyo mid toos ah ayaa dagaalyahanno la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab waxay xalay ku qaadeen Posh Treat iyo Pizza Hotel oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Banyaaley, Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo bee loo deegaankaasi wada deggan. Warar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajnabi iyo Gabdho Walaalo Ah Oo Ku Dhintay Weerarkii Al-shabaab Ee Posh Treats iyo Pizza House Weriye ka tirsan Goobjoog News oo goordhaw goobta tagay ayaa sheegaya in weerarka Al-shabaab ee Posh Treats iyo Pizza House uu ku dhintay muwaadin Suuriyaan ah. Dadka kale ee gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 23 Qof oo Ku Dhimatay Weerarkii Al-shabaab Ee Posh Treats iyo Pizza Ilo ku dhaw hey’adaha amniga ayaa sheegaya in 23 qof ka badan ay ku dhinteen weerar Al-shabaab ay xalay fiidkii ku qaadeen Posh Treats iyo Pizza ee magaalada Muqdisho. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lonodon : 12 Qof Oo Ku Dhimatay Dab Ka Kacay Dhismo Weyn Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay dab qabsaday dhismo weyn oo ka kooban 24 dabaq kaasi oo ku yaallo galbeedka magaalada London, ciidamada booliska ayaa waxay sheegeen in khasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Weerarkii Hotel Posh, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar caawa lagu qaaday Hotel Posh oo ku yaala nawaaxiga Isgoyska Banaadir, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Gaari uu waday ruux ismiidaamiye ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Tashanayey Dib u Eegista Dastuurka Oo Ka Dhacay Garoowe Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Lagu Wareejiyey Sharciga La Dagaalanka Musuqa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Ciise Weheliye Macalin ayuu kala wareegey Hindise Sharciyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Oo Goor Dhow Ka Dhacay Maqaayadda Posh Treats Ee Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah ayaa caawa waxaa lagu qaaday Piza House iyo maqaayadda Posh Treats oo ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qof ismiidaamiye ah ayaa gaari uu watey waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Taageeray Go’aanka uu Ka Qaatay Khilaafka Sacuudiga Iyo Qatar Qaar ka mid dadweynaha Muqdishu ayaa Goobjoog News uga waramay sida ay u arkaan go’aanka dowladda federaalka ah ay dhex-dhexaad uga noqotay xiisadda Sacuudiga iyo Qatar. Dadkan oo isugu jiray…