1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga La Dagaalanka Burcad Badeedda Oo Xoojinaya Ilaalada Baab Al Mandab Iyo Xeebaha Soomaaliya Ciidamada badda ee ku bahoobay la dagaalanka burcad badeedda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay xoojin doonaan joogitaankooda marinka Baab Al Mandab, Marinkan oo isku xira Badda Cas iyo Gacanka Cadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Amiir Khaalid Oo Sheegaya In Sacuudiga Aanu Qof Muslim Ah U Diidi Karin Xaramka Amiir Khaalid Feysal oo ah la taliyaha boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdi Caziz ayaa waxa uu sheegay in boqortooyada Sacuudiga aaney qof muslim ah u diidi karin inuu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan“ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Hiraan Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal beeleed habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Banyaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan Labo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Dhiggiisa Itoobiya Oo Ka Shirey Xiriirka Labada Dal Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen dadaallada Soomaaliya ugu jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiir Xoosh Oo Arrimaha Dastuurka Kala Tashanaya Madaxda Iyo Shacab Puntland Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland. Wafdiga Wasiirka waxaa kamid ahaa Agaasimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Looga Hadlayey Kobcinta Dhaqaalaha Ee Ka Socday Muqdisho Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka “Waxaa Loo Baahan Yahay In La Sameeyo Dib u Heshiisiin Siyaasadeed Iyo Mid Diimeed” Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah furey shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Caawa Ka Socda Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa caawa waxa uu ka soconayaa deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dad ku dhow halka dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Qaranka: Carab Nooma Kala Sokeyso…Go’aanka Dowladda Soomaaliya Waa Mid Xikmad Badan Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Axmed Gaballe oo la hadashay Goobjoog News ayaa ammaantay go’aanka dowladda federaalka ah ee dhex-dhexaadnimada. Batuulo Axmed ayaa ugu horeyn sheegtay in dowladda…