4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo La Horkeenay Ninkii Dilay Wasiir Cabbaas Siraaj Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre oo isna ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta: Wax Dhaqaale Ah Loogama Hadlin Kulamadii La Xiriiray Dhacdooyinkii Khaliijka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisoow ayaa iska fogeeyay in dowladda Soomaaliya loo sheegay wax lacag ah arrinta la xiriirka Khilaafka Sacuudiga iyo Qatar. Wasiirka warfaafinta ayaa intaa raaciyay in haba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Loo Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Hiiraan Maamulka gobolka Galgaduud iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan iney dagaalka joojiyaan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo Isku Xirta Degmada Baraawe Iyo Itoobiya Oo La Dhisayo Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qorshe la doonayo in lagu dhiso waddo dheer oo isku xirta degmada Baraawe illaa Xuduudda dalka Iyo Itoobiya, qorshaha lagu dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Mas’uuliyiinta Dowladda Oo La Faray In Hubkooda Ku Diiwaangeliyaan 14 cisho Wareegto kasoo baxday wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda sida xildhibaannada, wasiirada iyo mas’uuliyiinta kale in muddo 14 cisho gudahood ay kusoo diiwaangeliyaan hubka ay haystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya Kabtanka kooxda xukla qaranka ee Ghana Asamoah Gyan ayaa sheegaya in goolkii ugu fiicnaa noloshiisa ka dhaliyay Soomaaliya 2003, kulankaas oo sidoo kale ahaa markii ugu horeysay uu u safto…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi Gaar Ah: Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Goobjoog Uga Waramaya Xiriirka Labada Dal, Dhismaha Safaarad Cusub Iyo Aragtida Trump Ee Soomaaliya Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, wareysigan oo ka dhacay Muqdisho, waxa aan safiirka kala hadalnay xiriirka labada dal, shaqada Safaaradda Mareykanka, taageerada Donald…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Itoobiya Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku eedeeyey dowladda Itoobiya iney wax ka ogtahay dilalka ka dhaca xadka dalkaasi ee dhanka gobolka Galgaduud. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Oo Shaqo Abuur u Sameyneysa In Ka Badan 35 Kun Oo Dhallinyaro Ah Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Casiis Saalax ayaa sheegay in wasaaraddu ay qorsheynayso in sanadkaan ay shaqo abuur u sameyso dhallinyaro gaareysa 35,940 (Soddon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Dhaqaalaha Dalalka UK Iyo Urdun Oo Ay Saameyeen Go’doominta Qatar. Go’doominta ay dalalka carbeed ku sameeyeen Qatar ayaa la sheegayaa in uu saameyn ku yeeshay xiriirka dhaqaale ee dalalka UK iyo Urdun. Dhaqaalaha dalka Urdun ayaa waxaa soo gaaray khasaare…