1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Galgaduud Wararka nmaga soo gaaraya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyaad hubeysan ay dileen 4 qof oo shacab ah. Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirweynaha Wadatashiga Qaran Ee Hannaanka Dib u Heshiisiinta Oo Ka Furmay Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha wadatashiga qaran ee hannaanka dib u heshiisiinta, kaasi oo socon doona illaa 17-ka bishan. Shirkan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War murtiyeedka Ka Soo Baxay Shir Madaxeedka IGAD Oo Dhameystiran Shir madaxeedka IGAD ee Isniintii ka dhacay Adis Ababa waxaa laga soo saaray war murtiyeed si aad ah looga hadlay xaallada Koofurta Suudaan. War murtiyeedka waxaa magaca Soomaaliya lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Soo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa soo gaaray qoysas hor leh oo kasoo barakacay deegaanno mid ah gobolkaasi, kadib markii ay saameysay abaarta. Qoysaskaan oo Labadii maalin ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Labo Ergay U Kala Magacawday Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan Urur goboleedka IGAD ayaa isniintii labo ergay u kala magaacabay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, arrintaasi ayaa ka dhacday magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Shir madaxadeedkan oo loogana hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Ku Baaqday In Faragelinta Laga Ilaaliyo Doorashada Kenya, Lana Ixtiraamo Rabitaanka Shacabka. Dalalka ku jira maamul goboleedka IGAD oo Isniintii ku shiray magaalada Adis Ababa ayaa war murtiyeedka ay soo saareen uga hadlay arrimaha doorashada dalka Kenya. War Murtiyeedka IGAD waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Cadaado Oo Gurmad Dalbaday Dadka naafada ah ee ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah, kuwaasi oo dalbaday gurmad dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Soomaaligii Laga Soo Musaafuriyey Imaaraadka Oo Arrimo Badan Uga Warammay Goobjoog Ismaaciil Maxamed Madar waa wiil Soomaaliyeed oo maalin kahor dowladda Imaaraadka Carabta kasoo musaafurisey dalkeeda, xilli uu ka qeybgalayey tartan Qur’aan akhris oo ka dhacayey dalkaasi. Ismaaciil oo wareysi gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: Nin Soomaali Xabadeeyay Oo Lagu Xukumay 39 Sano Oo Xabsi Ah Anthony Sawina oo horay u xabadeeyay Soomaali gaari saarneed dalka Mareykanka taasi oo keenya dhaawaca labo ayey maxkamad ku taalo magaalada Minnesota ku xukuntay 39 sano oo xarig ah. In…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Talaado ah ay howlgal ka wadaan degmada Jalalaqsi ee Hiiraan iyo deegaannada kale ee ku dhow degmadaasi. Mas’uuliyiin ka…