1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshin Laga Keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay mooshin ka gudbiyeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Cismaan Barre Maxamed. 40 xildhibaan oo ku kulmay Jowhar ayaa sheegay iney shaqada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Xiriirka Nagala Dhaxeeya Turkiga Waa Mid Wanaagsan Dowladda Itoobiya ayaa waxa ay sheegtay in xiriirka kala dhaxeeya dalka Turkiga uu yahay mid aad wanaagsan oo horumar leh. Wasiirka arimaha dibadda ee Itoobiya oo magaalada Adis-abab ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Shir Nabadeed Uga Furmay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa ka furmay shir ballaaran oo loogu gogol xaarayo nabad waarta oo ka dhalata guud ahaan gobolka Mudug. Wasiirro ka kala tirsan Labada dhinac ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Qatar: Dowladaha Qatar Iyo Talyaaniga Oo Heshiis Dhaqaale Kala Saxiixday Dowladaha Qatar iyo Talyaaniga ayaa waxay ku heshiiyeen inay sii wadaan iskaashigooda ku aadan dhanka dhaqaalaha iyo lacagta in kastoo dowladda Qatar lagu soo rogay go’doomin. Heshiiskaan ayaa waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedyada Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim oo maanta gaaray magaalada B/weyne ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanno kamid ah gobolkaasi in nabadda qaataan oo ay dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Rag Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maanta ay maamulkooda isku soo dhiibeen Laba nin oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cabdulle Fiidow oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’isul Wasaare Khayre Oo Kulamo Ka Bilaabay Adis Ababa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ku suagn Adis Ababa si uu uga qeyb-galo shir madaxeedka IGAD ee arrimaha Koonfurta Suudaan ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Puntland Oo Qiimeynaya Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Af Urur Wasiirro ka tirsan maamulka Puntland ahna guddi dhowaan madaxweyne Gaas u xilsaaray iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Af urur ee gobolka Bari ayaa maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka Oo Ka Furmay Muqdisho Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka, waxaana ka qeybgalaya wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Shirkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Qabatay Rag Qaraxyo Ka Fulin Lahaa Dalkeeda Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtey iyadoo kaashaneysa sirdoonka Soomaaliya 6 ruux oo Labo kamid dalkeeda kasoo jeedaan, kuwaasi oo ay sheegtay iney wadeen walxaha qarxa oo ay…