1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya Iney Jiraan Shirkado Dalkaasi Ah Oo Baaray Shidaalka Soomaaliya Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay jiraan shirkado dalkaasi ah oo baaritaan xagga shidaalka ah ku sameeyay qeybo ka mid ah Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Michael Schwartz…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Twetterka Al-Jazeera Oo Hawada Laga Saaray Waxaa hawada laga saaray Twetterka rasmiga ah ee Telefishinka Al-jazeera: @AJArabic, arrintan oo la xiriirta sababo xagga Twetterka ah. Bogagga ka soo horjeeda dowladda Qatar waxaa ay qoreen in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Ka Jirta Deegaannada Maamulkaasi Gudiga Gurmadka abaaraha u qaabilsan maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kasii dareyso xaaladaha nololeed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi. Gudoomiyaha Gudiga abaaraha maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Air Arabia Oo Duulimaad Ku Iman Doonta Hargeisa Maalmaha Talaadada Iyo Jimcaha Air Arabia ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay 4 July 2017 ay duulimaad toos ah ku tagi doonto magaalada Hargeisa, ee maamulka is magacaabay ee Somaliland. Air Arabia oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannad Hirshabelle Oo Ka Laabtay Mooshinkii Ay Ka Keeneen Guddoomiyahooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa dib uga laabtay mooshin dhowaan ay ka keeneen guddoomiyahooda Cismaan Barre Maxamed. Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Cismaan ayaa tiro ahaan gaareye 39 mudane, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garasbaaley Oo Eedeeyay Maamulka Degmada Dayniile asMaamulka degaanka Garasbaaleey ayaa kan degmada Deyniile ku eedeeyay inuu farogalin dhuleed ku hayo deegaankooda. Guddoomiye ku xigeenka degaanka Garasbaaleey Cabdullaahi Cabdi Maxamuud oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Sacuudiga Waxaa Uu Qeyb Ka Yahay Mushkiladda, Halka Boqor Salmaan Uu qeyb ka yahay Xal-doonka Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa la sheegayaa in jimcihii uu booqasho ku tagay dalka Sacuudiga si uu u dhex-dhexaadiyo dalalka Sacuudiga iyo Qatar. Cavusoglu iyo Boqor Salmaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Iyo Midowga Afrika Oo Ka Hadlay Dhibaatada Djibouti iyo Eritrea Afhayeenka xogheyaha guud ee qaramada Midoobay ayaa sheegaya in dhibaatada ka socota Djibouti iyo Eritrea ay ka dhalatay Xiisadda Khaliijka, isaga oo tilmaamay in uu rajo ka qabo in dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay saakay illaa iyo xalay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgaladan ayaa ciidankan waxay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gedo Xaaladda degmada Baardheere ee Gobalka Gado ayaa saakay lagu soo waramaya in ay degan tahay,kadib dagaal habeenkii xalay halkaa ka dhacay. Dagaalka ayaa ka dhacay Xero ciidan oo ku taalla…