2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Arrimo Dhowr Ah Ka Wada Hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Maamul Cusub Magacaabay, Akhriso Magacyada Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa magacaabay ku xigeenkiisa xagga siyaasadda iyo maamulka cusub ee degmada Jowhar. Halkan Ka Akhriso, Madaxda La Magacaabay:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cafiska Mukhtaar Roobow Kadib, Akhriso Liiska 7dii Uu Mareykanka Lacag Dul Dhigay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa la sheegayaa in ay Wadaadka Mukhtaar Mansuur Roobow ka saartay liiska dadka ay lacagta dul dhigeen. Sida ay qortay VOA-da, Mareykanka ayaa sidaa go’aansaday Jimcihii.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Laga Qabo Khilaafka Khaliijka Inuu Saameeyo Ganacsiga Xawaaladaha Soomaalida Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu saameeyo ganacsiga ay Soomaalida ku leedahay dalalkaasi oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga iyo Imaaraadka. Ganacsatada Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Colaadda Banyaaley, Hiiran Maamulka Ahlu-sunna waljamaaca iyo maamulka Hirshabeelle ayaa waxay heshiis dhowr qodob ka kooban ka gaareen colaadda ka taagan deegaanka Baanyaanley ee gobolka Hiiraan. Heshiiskaan ayaa waxaa u matalayay maamulka Ahlu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre. Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Cusub Oo Weriyeyaasha Goobjoog Ka Soo Qaadeen Goobta Qaraxa Ugu yaraan 5 ruux ayaaa ku geeriyootey qarax ka dhacay saldhigga Waaberi, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10, sida ay sheegeen saraakiil u hadashay laamaha amniga gobolka Banaadir. Hadaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Saldhigga Waaberi Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, loona adeegsaday gaari walxo qarxa laga soo buuxiyey oo maanta lagu qaaday saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Caqabadaha Ay Bulshada Kala Kulmaan Hablaha Loo Geysto Kufsiga Kufsiga waa fal soo jireen ahaa tan iyo bilowgii ilbaxnimada Soomaalida, iyadoo intiisa badan gaar u ahaa dhulka Miyiga ah, balse burburka dowladdii dhexe kadib, wuxuu falkaasi soo gaaray caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Helay Qaraxa Saldhigga Degmada Waaberi Qarax loo adeegsaday gaari ayaa maanta ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Sawirro laga soo qaaday goobta qaraxa uu ka…