1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Oo Mamnuucay Shilin Soomaaliga Uga Yimaada Gobollada Kale Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay mamnuuceen lacaha shillin Soomaaliga ah ee uga yimaada gobollada kale ee dalka, kadib maalmo sicirbarar ah oo soo martay deegaannada gobolkaasi. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Tahriibin Jirey Soomaalida Oo Gacanta Lagu Dhigey, Lana Keenay Muqdisho Ciidamada ammaanka ee Koonfurta Sudan ayaa gacanta ku dhigey muwaadin Soomaaliyeed oo tahriibin jirey Soomaalida kale, kaasi oo ugu dambeyn laga soo dejiye garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Canshuur Ka Qaadeysa Shirkado Shisheeye Oo Ku Sugan Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan Canshuurihii ku waajibay looga doonayo shirkadaha ku sugan Xereda Xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gaalkacyo Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlagllo ka sameeyeen waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howlgalkaan ayaa daba socday sida la sheegay ganacsade habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Guriceel Oo Ka Warbixiyey Go’aan Ay Wada Gaareen Ganacsatada Maamulka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey go’aan ay wadagaareen iyaga iyo ganacsatada ku dhaqan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi C/laahi Barre oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Muddo u Qabatay Diiwaangelinta Ilaalada Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay ammar ku aadan diiwaangeinta ilaalada shirkadaha gaarka loo leeyahay. Wareegto kasoo baxday wasaaradda ayaa lagu faray shirkadaha in muddo 30 cisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM Oo Saddex Qof Ku Jiirey Duleedka Muqdisho Iyo Dibadbax Socda Gaadiid ay leeyihiin ciidanka AMISOM islamarkaana marayey deegaanka Ceelasha biyaha ayaa lagu soo waramayaa iney jiireen Saddex wiil oo dhallinyaro ah. Qof ku sugan deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Manhajka Waxbarasho Ee Dalka Oo Ka Furmay Garowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka socda shir looga hadlayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo si rasmi ah maanta uga furmay magaaladaasi. Wasiirka waxbarashada Cabdiraxmaan xukuumadda Soomaaliya Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Guddoomiye Ku Xigeen Abshir Bukhaari Oo Tacsi Ka Direy Geerida Sheekh Shariif Cabdi Nuur Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa tacsi ka direy geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Shariif Sheekh Cabdi Nuur Shariif Xasan oo ku geeriyoodey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Sheekh Cabdi Nuur Oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikhdiisa Waxaa Magaalada Mekka ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Sheekh Sharif Cabdi Nuur Sharif Xasan, culimo uu ka mid yahay Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa Goobjoog News kala hadlay Taariikhda…