4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu Dhammaaday Awood Uma Laha Faragelinta Doorashooyinka Waxaan halkan si kooban ugu falanqaynayaa warqad ka soo baxday Villa Soomaaliya oo baraha bulshada lagu faafiyey. 1. Sida ku cad Qodobka 60aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah, muddo xileedka Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Kala Dhex Gashay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inuu xabbad joojin kala dhex dhigay beelo wallaalo ah oo shalay ku dagaalamay deegaan hoos taga Koonfurta Magaalada Gaalkacyo laguna magacaabo Dhagtuur, iyadoona labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliiste Ajakis oo Ku Geeriyooday Muqdisho Kadib Markii uu 4 Maalin Koomo Ku Jiray Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistahii caanka ahaa Cabdi Muriidi Ajakis oo dhowr maalin xunuunsanaa. Ajakis ayaa isbitaalka la dhigay 23-kii bishan kadib markii uu joogga ka dhacay, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka ‘’ Covid-19 ayaa mar kale ka dillaacay Soomaaliya ‘’ Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uuwajahayo mowjada seddaxaad ee xanuunka COVID-19 oo markale soo laba kacleeyay. Wasaaradda ma aysan shaacin ayaa xaqiijin nooca viruska ee hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Lakulmay Hay’daha Maaliyadda Dalka. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogreynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray gaari ayaa waxaa uu maanta ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Taleex. Sarkaal magaciisa lagu sheegay Aadan Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo baa’biyay Guddoonka guddiyada doorashada gobollada Waqooyi , Dhisi doona mid kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Sababay Dhimashada Bukaanno Badan Oo Ka Kacay Isbitaal Ku Yaalla Dalka Ciraaq Wararka ka imaanaya magaalada Nasiriya ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ugu yaraan 52 qof ay dhinteen kadib markii dab uu ka kacay Isbitaal ku yaallo martamaha magaalada Nasiriya. Dabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ee 8-aad Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeybgalay Munaasabad lagu soo Bandhigaayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Rooble oo Kulamo Ka Wada Kismaayo, Kana Qeyb galay Shirka Wasiirada ee Jubbaland Xilli RW Rooble uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa uu kulmo siyaasadeed la qaatay siyaasiyiin ka soo jeedda Gobalka Gedo isagoona kala hadlay arrin la…