1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ku Dhacday Garbahaarey, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhacday diyaarad u rarneyd hay’adda WFP, xilli ay damacsaneyd iney degto. Diyaaraddan ayaa la sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Ka Warbixiyey Wixii u Qabsoomay DFS, Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Madaxweynaha oo guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda IGAD oo Kulan Degdeg Ah Ku Yeelanaya Addis Ababa Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan ay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku yeeshaan kulan degdeg ah, kaasi oo looga hadli doono arrimaha ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowlada Oo Fashiliyey Qaraxyo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxay fashiliyeen Laba qarax oo lasoo dhigay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in xaafadda 21 October lasoo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shiinaha Oo Gargaar Dhan 2,821 tons U soo Dhiibay Soomaaliya, In Ka Badan 223,500 Oo Qof Ayaa Ka Faa’idaya Dalka Shiinaha ayaa hey’adda Cuntada Adduunka waxaa uu Soomaalida u soo mariyay gargaar banii’aadamnimo kaas oo loogu talagalay in lagu caawiyo dad badan oo abaaraha waxyeeleeyeen. In ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Dagaallada Sh/hoose Oo Soo Gaaray Garasbaaley Qoysasy hor leh oo kasoo barakacay dagaallada kusoo noqnoqday gobolka Shabellaha Hoose, una dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab ayaa soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. In ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Milkiilaha Gaarigii Siday Walxaha Qarxa Ee Lagu Qabtay Boosaaso Oo Dalbaday In La Siiyo Gaarigiisa Ganacsade Xaaji Cali Macow oo ah milkiilaha gaariga dhowaan ay ciidamada Puntland ku qabteen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo laga dhex helay walxaha qarxa ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Wadahadalsiinaya Beello Ku Dagaallada Deegaano Ku Dhow Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in wadahadal ay u fureen beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmadaasi. Madaxa arrimaha bulshada ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidamada Dowladda Oo Nabadoon Caan Ah Kala Baxay Gurigiisa Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay habeenkii xalay ahaa gurigiisa kala baxeen nabadoon caan ka ah degmadaasi. Nabadoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Kuuriyada Waqooyi Ku soo rogay Cuno-qabateyn Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa cunoqabateen kusoo rogay Kuuriyada Waqooyi, arrintaani ayaa jawaab u ah markii Kuuriyada Waqooyi ay si is xig-xigtay ay u tijaabisay Gantaallo. Cunoqabateyntaan ayaa sidoo…