3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Qodobo Badan Oo Xukuumadda Ka Qabatay Amniga, Dhaqaalaha Iyo Dhismaha Hey’adaha Dowliga Ah Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre oo ka hadlayey bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa aad uga hadlay waxqabadka xukuumadda iyo sida ay ugu guuleysteen howlo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Mareykanka Oo Sheegay In Xoojinayaan La Dagaalanka Al-shabaab Bigadier General Miguel A. Castellanos oo ah ku xigeenka abaanduulaha ciidanka Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ee loo soo gaabiyo CJTF-HOA ayaa maanta sheegay in uu ka shaqeyn doono…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayo Dowladda Iyo Waxqabadkeeda 100-ka Maalin Oo Ka Socda Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho kabilowday dibadbax ballaaran oo ay ka qeybgalayaan kumanaan shacab ah iyo sidoo kale madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka , kaasi oo lagu taageerayo dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sh/hoose Baaq u Diray Dowladda Federaalka Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iney siideyso Nabadoon Siidow Axmed Shimbirow oo habeen kahor ay ciidamada dowladda kala baxeen hoygiisa ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Mudug Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Barakacayaasha Gaalkacyo Culimada gobolka Mudug ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladd Federaalka iney u gurmadaan barakacayaasha ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Culimadan ayaa raashiin ay shacabka Soomaaliyeed kasoo uruuriyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Diyaaraddii Ku Dhacday Garbahaarey Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad wadday raashiin gar gaar ah, una rarneyd hay’adda cunnada adduunka ee WFP, taasi oo shalay ku dhacday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Diyaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax La Filayo In Maanta Ka Dhaco Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhaco dibadbax uu soo qaban qaabiyey maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo lagu taageerayo waxqabadka 100-ka maalin ee dowladda Federaalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Magaalada London Magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday mindiyo booliska waxa ay sheegeen inay dileen 6 qof oo ay ku jiraan saddex qof oo weerarka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Dad Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Afgaanistaan Ugu yaraan 20 ayaa ku dhimatay Saddex qarax oo is xig-xiga kuwaas oo ka dhacay magaalada Kapuul ee caasimadda Afghaanistaan. qaraxyadaan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacantay 100 qof. Qaraxyadaan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka 100-kii Maalmood ee Ugu Horeeyay ee Farmaajo: Qiimeyn 100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan…