5 daqiiqo Sheeko:Dalka Loolanka Sacuudiga Iyo Qatar: Saameynta Iyo Go’aanka Ay Tahay In Soomaaliya Qaadato Maanta waxaa ay carabta ku soo toostay dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar, waxaa dib ugu soo biiray Yemen, hadda waxaa socdo xulufeysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Wasiiro Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Clai Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu magacaabay wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo wasiiru dowleyaal. Wareegto kasoo baxday Gaas ayaa lagu magacaabay xubnahan cusub.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Ciyaariyahan Cumar Muumin Oo Lagu Aasay Afgooye Cumar Muumin Zimbabwe oo kamid ahaa ciyaartooydii kooxda Elman ee Muqdisho oo habeenkii xalay dhaawac uu qabay ugu geeriyooday isbitaalka madiina ayaa maanta lagu aasay magaalada Afgooye ee Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/hoose Oo Sheegay Iney Bilaabayaa Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabayaan howlgallo ay ku furayaan waddooyinka ay xireen Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Ibraahin Aadan Najax oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyadkii Ku Dagaallamay Sool Oo La Kala Qaadayo Wararka ka imaanaya gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Ari-caddeeya oo ay ku dagaallameen maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa sheegaya inuu socdo dedaal ay wadaan waxgaradka Labada dhinac, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Kulamo La Qaadanaya Waxgaradka Caabudwaaq Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku sugan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi kulamo uu kula leeyahay waxgaradka degmadaasi. Daahir Faarax, wariyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta barqadii ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino, kaasi oo khasaare geystay. Wararka qaar waxay sheegayaan in qaraxan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xasilinta Banaadir: Dad iyo Hub Ayaa Ku Soo Qabanay Howl-gallo Aan Ka Sameynay Banaadir Iyo Shabeellada Hoose Sarkaal ka tirsan ciidanka xasilinta Banaadir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay ka sameeyeen gobollada Banaadir iyo Shabeellada hoose illaa Dhawr iyo Toban hawlgal, ayna kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasiyiin Sheegay In Madaxweynaha Kala Hadleen Dhismaha Banaadir State Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax oo wareysi siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo dhoweeyay dhismaha maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka…