1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Rajada Laga Qabo In Saddex Bil Kadib La Helo Cadaalad In la helo cadaalad waa mid kamid ah sababaha ay u taagnaan karto dowlad, taasi oo looga baahan yahay in bulshadeeda ay noqdaan kuwa hela cadaalad ku filan oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saaka ku dileen nin dhallinyaro ahaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninka la dilay lagu magacaabayey Xuseen Xasan,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada. Wasiirada qaar ayaa xilalkoodii waayey, kuwana waa la isku bedalay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa iney booqdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Airways Oo Markii Dalalka Qaar Go’doomiyeen Hawo Ka Heshay Soomaaliya Hey’adda socdaalka Soomaaliya waxaa ay sheegtay in diyaaradda Qatar Airways ay illaa 15 jeer isticmaashay hawada Soomaaliya tan iyo markii dalalka Carabta ay xiriirka u jareen. Sarkaal ka tirsan hey’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagula Eegtay Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya qarax Miino lagula eegtay deegaanka Tarako oo hoostaga degmada Baardheere ee Gedo. Qaraxan oo dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan Oo Sheegay In Uu Qatar Garab Taaganyahay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo khadka taleefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani ayaa u sheegay in Turkiga uu garab taaganyahay Qatar. Wadahadalka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Mar Kale Shacab Ku Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuriya Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay magaalada Raqa ee dalka Suuriya ka dib markii ay diyaaradaha is baheysiga caalamiga ah oo uu hogaaminayo Mareykanka ay duqeyn ka geesteen magaaladaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Caalim “Madaxweynaha Ficil Haku Daro Ballanqaadayada” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo falanqeeya siyaasadda dalka ayaa ka hadlay boqolkii maalin ee madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed C/laahi Farmaajo kaas oo dibadbax lagu taageerayo lagu qabtay maalin ka hor magaalada Muqdisho. Waxa uu…