1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Bari Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari, saakay oo Khamiis ah ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ay ka soconayaan deegaan lagu magacaabo Af-urur oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Soo Dhoweysay Go’aanka Ay India Dib Dalka Ugu Soo Celinayso Maxaabiista Soomaalida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo ay wehliyaan wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulkiisa oo saraf dhinaca dhulka ah uga soo anbabaxay magaalada Cadaado ayaa maarta gaaray magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Hindiya Oo Ogolaatay In Maxaabiista Soomaalida Lasoo Qaado, Xabsigana Ku Dhameystaan Gudaha Dalkooda Golaha wasiirrada ee dalka Hindiya ayaa maanta oo arbaca ah waxaa ay ogolaadeen in Maxabiista Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada dalka Hindiya lagu wareejiyo Soomaaliya si ay gudaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ciidamo Loo Tababaray Ilaalinta Saraakiisha Dowladda Iyo Galbinta Madaxda Sare Booliska AMISOM ayaa waxaa uu soo gabagabeeyay tababar labo isbuuc ah oo ku saabsan ilaalada gaarka ah kaas oo loo qaabtay Booliiska Koonfur Galbeed. Tababarka ayaa waxaa looga gol lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Awoodda Dhallinyarada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay dhallinyaro ka qeybgalayey munaasabad loogu magacdaray ka faa’ideysiga awoodda da’yarta waxbaratay ayuu sheegay in dalkaan horumarkiisa dhaqaale iyo kan amniba uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Ku Baaqday In Xiisadda Qatar Iyo Dowladaha Kale Lagu Dhameeyo Wadahadal iyo is faham, Qeybna Ka Noqon Doonto Xalka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dhibaatada ka jirta Khaliijka iyo sida xalka looga gaari karo. Villa Somalia waxaa ay ku baaqday in wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigay Deegaannada Carbiska Iyo Lafoole Shacab carreysan ayaa maanta waxay deegaannada Lafoole iyo Carbiska ee Shabellaha Hoose ka dhigeen dibadbax ay kaga soo horjeedaan nin ay sheegeen iney dileen ciidanka dowladda Federaalka. Dibadbaxayaashan qaarkood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay Isgoyska Carwo Itko, qeybta degmada Warta Nabadda ay ku dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Ragga wax dilay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacaya Baarlamaanka Iran Iyo Qabriga Khumeyni Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay hadda ku qaadeen gudaha golaha shuurada ee Iran iyo qabriga imam Khumeyni.…