2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Oo Meelmariyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, waxana looga hadlay arrimo kala duwan oo kamd…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qatar Uma Dhutineyso Go’doominta Dalalka Khaliijka…Ogow Sababta Dalka Qatar waxaa xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray illaa 9 dal, waa dal yar oo dadkiisa lagu qiyaaso 2.7 Milyan, waxaa madax ka ah Amiir Tamiim Bin Xamad oo talada qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Gobolka Bari Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wararkii ugu dambeeyay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Jaray Isgaarsiinta Deegaanno Kamid Ah Gobolka Gedo Ciidamada Itoobiya ayaa jaray Isgaarsiinta degaanno ka tirsan gobolka Gedo iyagoo halkaas ka wada howlgallo. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka iyagoo ku socda lugta iyo gaadiid dagaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lala Xiriirinayo Al-shabaab Ayaa La Xiray Ugu yaraan 5 qof oo dhalinyaro ah ayaa la xiray arbacadii kadib markii lagu eedeeyay in ay doonayeen ku biirista xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta Soomaaliya. Raggan waxaa xiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararka Qatar: Turkiga Oo Ciidamo u Diraya Doxa Iyo Trump Oo La Hadlay Tamiim Baarlamaanka Turkiga ayaa waxa uu cod Aqlibiyad leh ku ansixiyay heshiis ah in dowladda Turkiga ay Qatar u dirto ciidamo milatari . Heshiiskaan ayaa waxa uu yahay mid milatari oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Sheegay Iney Bilaabayaan Howlgallada Waddo Furista Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka ay bilaabi doonaan howlgallada ay ku doonayaan iney ku furaan waddooyinka. Waxa uu sheegay Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Gaalkacyo Kula Kulmaya Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in maanta magaalada Gaalkacyo uu kula kulmo maamulka magaalada iyo bulshada qeybaheeda kale duwan. Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf oo maalmahani waday booqasho lugta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Jowhar Shirka wasiiradda arrimaha gudaha ee dowladd Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa maalintiisa Labaad maanta galaya, kaas oo ka socda magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Shirkani oo ay wasaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shan Ruux Oo Lagu Dilay Deegaanka Xawaadley, Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shan ruux oo shacab ah oo habeenkii xalay ahaa lagu diley duleedka deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Rag hubeysan ayaa jidka u…