2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Wasaaradda Dastuurka Labadii Bil Ee Lasoo Dhaafay? Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa maanta ka dhacay deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose. Deegaanka Bariirre waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ku Baaqday In Laga Baxo Guryaha Ciidanka Xoogga Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in dadka shacabka ah ee deggan guryaha xoogga dalka ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan. Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Maamul Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan Iyo Baladweyne Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa goordhaw waxaa uu maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan iyo degmada Baladweyne oo ah magaalo madaxda. Wasiirka warfaafinta maamulka Hirshabeella oo la…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Oo Ka Warbixisay Waxqabadkeeda Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha Wasiirada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Cashar Oo Laga Bartay Doorashadii UK Doorashadii Khamiista ka dhacday UK, waxaa laga bartay casharkii ah in dadka UK aan la sadaalin Karin, waa qaladkii 2aad uu ra’isul wasaare ku dhaco muddo sanad ah, horay waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarro Lagu Soo Rogay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale, ayaa ku dhowaaqay amarro ku aadan amniga Muqdisho, laguna soo rogay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay taliyaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Sheegay In La Dayacay Ciidankii Puntland Looga Dilay Dagaalkii Af Urur Senator C/raxmaan Sheekh Maxamuud Maxamed Faroole oo mar soo noqday madaxweynaha maamulka Puntland ayaa si kulul wuxuu uga hadlay dagaal dhowaan ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Af…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaaday Saldhig Ciidan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday xalay abaarihii 12:45 saldhig ciidamada daraawiishta jubbaland ku leeyihiin duleedka Jaamacadda Kismaayo. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolkaas Inta la xaqiijiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Sanbaloolshe “Cid Loogu Dulqaadanayo Inuu Qashqashaado Howlaha Amniga Ma Jirto” Taliyaha NISA C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in la xoojin doono howlgallada ay ciidamada xilinta ka wadaan magaalada Muqdisho. Sanbaloolshe ayaa sheegay in aanu jiri doonin cid looga gamban…