2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shirkadaha Duulimaadka Oo Cabasho Ka Muujiyey Canshuur Kordhin Lagu Sameeyay Maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey cabasho dhowaan ay muujiyeen shirkadaha diyaaradaha ee duulimaadka ka sameeya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii lacago dheeraad ah lagu soo rogay dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Garaacay Deegaanka Bariirre Ee Sh/hoose Dad ku sugan duleedka deegaanka Bariirre ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhowr madfac habeenkii xalay ahaa lagu soo tuuray deegaankaasi. Madaafiicdan ayeey sheegeen iney ka imaanayeen dhanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Sheegaya In Xeebaha Bariga Afrika ay Ku Qabteen Daroogo Lagu Maalgelin Rabay Argigixisada Ciidamada Badda ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in todobaadkan ay qabteen daroogo lagu qiyaasay KSh8.6 billion, daroogadan oo lagu qabtay xeebaha Badweynta Hindiya waxaa loo soo waday bariga Afrika. Daroogada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Go’aan Ka Gaartay Muwaadiniinta u Dhashay Dalalka Xiriirka U Jaray Dowladda Qatar ayaa shaacisay go’aankeeda ku aadan muwaadiniinta u dhashay dalalka Xiriirka u jaray ee ku sugan dalkeeda, iyada oo sheegtay in aysan ceyrin doonin muwaadiniinta ka soo jeeda dowladahaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Oo Safiir Cusub U soo Magacawday Soomaaliya, Waa Kuma? Urur-ka Jaamacadda Carabta ayaa safiir cusub u soo magacaabay arrimaha Soomaaiya Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al Huwaidi, isaga oo madax ka noqon doona xafiiska Jaamacadda ee Muqdisho. Mr. Xamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saiful Islaam Al-Qaddaafi Oo 6 Sano Kadib Xabsiga Laga Sii Daayey Koox Libyan ah oo hubeysan ayaa waxay sheegeen inay siidaayeen Sayful-Islaam Mucamr Al-qadaafi kaasi oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Libya Mucamar Al-qadaafi. Kooxahaan ayaa Sayful-islaam waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo La Kulmay Madax Ka Socotay WFP Iyo UNHCR Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta wuxuu magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kula kulmay wafdi ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada ee WFP iyo midda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay aroortii waxay weerar ku qaadeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xarakada Al-shabaab. Ciidamada ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maleeshiyaad u Abaabulan Qaab Beeleed Oo Ku Dagaallamay Mahadaay, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeyay Labo maleeshiyo oo u abaabulan qaab beeleed ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha dhexe, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Galgala, Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari, gaar ahaan buuraleyda Galgala ayaa ku waramaya in maamulka Puntland uu halkaasi geeyay ciidamo badan kuwaasi oo maanta lagu daabulayey halkaasi illaa gabal dhacii. Wararku…