4 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Waxaa La Gaaray Xilligii Qatar Ay Joojin Laheyd Maalgelinta Argigixisada Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa ku tilmaamay dowladda Qatar in ay taaariikh u leedahay taageerada kooxaha argigixisada ah, waxa uuna ugu baaqay dowladaha khaliijka iyo kuwa deriska inay qaataan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidamada Dowladda Oo Ku Baxay Deegaanno Ay Mamulaan Al-shabaab Iyo Barakac Bilowday Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa saakay oo Sabti ah waxay ku jarmaadeen deegaanno ay gobolka Shabellaha Hoose ka maamulaan Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Muddo Kooban Gudaheed Lagu Xasilinayo Amniga Muqdisho Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay iney rajeynayaan Lixda bil ee soo aadan in Muqdisho ay noqoto meel amni ah, islamarkaana laga suuliyo qaraxyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Wada Howlgal Lagu Baadigoobayo Raggii Ka Dambeeyay Dagaalkii Baydhabo Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa habeenkii xalay illaa saakay oo Sabti ah waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa naloo sheegay in ciidankaan ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Dadweynaha Ha U Diyaar Garoobaan Dagaal adag oo ka dhan ah Burcad Diimeedka ku soo Duulay Dalkooda Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida uu sheegay xasuuqa loo geystay dad Muslimiin ah oo cibaadeysanaya, isaga oo tacsi u diray ehalada iyo dadkii ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Amray In La Xiro Cid Walbo Oo Ku Lug Leh Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Baydhabo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow wuxuu ka hadalay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Baydhabo, Shacab Ayaa u Badan Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Jimco ah wuxuu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka UK Oo Noqday Aqlabiyad La’aan, Waa sidee Mustaqbalka Theresa May? Ra’isul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku guuldareysatay in xisbigeeda u hoggaamiso guul doorasho dalkaasi ka dhacdau saacidihii la soo dhaafay, taas oo been dhahay awooddii ay is bidday. Ra’isul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Ciidanka Xasilinta Iyo Ciidamo Kale Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho Dagaalkan oo dhex maray ciidanka xasilinta Banaadir iyo ciidamo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaritaan Bilowday Markii La Soo Afjaray Dagaalkii Afurur Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in uu baaritaan ku bilaabay dagaalkii shalay ku dhinteen askarta badan ee Puntland, weeararka waxaa sheegtay Alshabaab. Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii…