Dowladda Oo Ganacsatada Uga Digtay Bad Xiran-ka Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda federaalka Soomaaliya ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad xeranka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maqal: Wasiirka Amniga Puntland Oo Goobjoog Uga Warammay Amniga Guud Ee Puntland, Howlgallada Socda iyo Arrimo Kale Cabdi Xirsi Cali Qarjab, wasiirka amniga maamulka Puntland oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan amniga deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, howlgallada ay…
2 daqiiqo Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlayo Arrimo Amniga Uu Kamid Yahay Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Todobaadlaha ahaa ee ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa looga hadlay arrimo badan oo amniga uu kamid yahay, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Waa Maxay Caqabadaha Shaqo Ee Hortaagan Guddiga Madaxa Bannaan Ee Dib u Eegista Dastuurka? Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka oo goobjoog wareysi siiyay ayaa waxa uu ka hadlay wax yaabaha hortaagan in guddiga uu…
1 daqiiqo Madaxweyne Xaaf Oo Ka Dalbaday Xildhibaannada Galmudug Iney Tirokoob Ku Sameeyaan Dadka Abaartu Saameysay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ka dalbaday xildhibaannada maamulkiisa inay soo tira koobaan dadka ay abaaruhu saameeyeen deegaannada Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay muhiim tahay in…
1 daqiiqo Mid Kamid Ah Ergadii Soo Doortay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen mid kamid ah ergadii xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya kusoo xulay magaalada Baydhabo ee xarunta…
2 daqiiqo Jahawareer Ka Jira Agaasinka Villa Somalia: 3 Agaasime Muddo 3 Bil Waxaa muuqata in uu jahawareer ka jiro agaasinka Villa Somalia, kadib markii arbacadii la magacaabay agaasimhii 3aad muddo 3 bil. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay…
4 daqiiqo Fadliga Iyo Faa’idooyinka Bisha Ramadaan Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkii hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah, Diinteenna Islaamka ah, Bisha Soon aad iyo aad ayay…
3 daqiiqo Warbixin: Goobjoog News Oo La Kulantay Guddi Qiimeynta Xabsiga Dhexe, Taliska Ciidamada Asluubta Iyo Taliyaha Xabsiga Dhexe Goobjoog News oo ka duuleysa wal-walka la sheegay in uu madaxweyne Farmaajo ka heysto xaladda maxabiista xabsiga dhexe iyo magacaabistii guddi qiimeyn ayaa kulan gaar ah la yeelatay guddiga Taliye…
1 daqiiqo Puntland Oo Digniin u Dirtay Milkiilayaasha Guryaha Iyo Gaadiidka Maamulka Puntland ayaa digniin u diray dadka leh guryaha iyo gaadiidka, isaga oo uga digey in Al-shabaab ay gaadiidkooda ku qaadaan guryahoodana dejiyaan. Wuxuu sheegay wasiirka in ay la wareegi…