2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garasbaalley Oo Dhaliilay Maamulka Gobolka Banaadir Maamulka deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu ka gaabiyey caawinta qoysaskii kasoo barakacay abaarta dalka ka jirta ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Baaq u Diray Dowladda Federaalka Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xoojiyey baaqa ay u dirayaan shacabka Soomaaliyeed, dowladda dhexe iyo hay’adaha samofalka ah, kaasi oo ku aadan in gurmad raashiin ah iyo mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeeysan oo habeenkii xalay ahaa dil ugu geeystay qof shacab ah halka loo yaqaano beerta jaadka ee u dhexeysa Banaadir iyo Ex-control…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Walxaha Qarxa Iyo Raggii Waday Ciidamada maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay Lab nin iyo sidoo kale walxaha qaraxa oo la sheegay iney wadeen. Howlgal ay ciidamadan sameeyeen ayeey ku qabteen gaari nooca loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo 50 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Arrimaha Abaaraha Ee Soomaaliya Bangiga Aduunka ayaa talaadadii ogolaaday $50 million oo macaawino degdeg ah la siiyo Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha iyo gaajada dalka ka jirta. “Maamulka sare ee Bangiga Adduunka waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Yusuf Garaad Oo Blog Kiisa Uga Hadlay Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo aan la hadlin saxaafadda, mar walbana bartiisa soo dhigo wararka muhiimka ah ee waxqabadka wasaaradda ayaa waxaa uu soo daabacay warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Masar Iyo Sudan Oo Cirka Isku Shareeray Waxaa kor dhay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladaha Masar iyo Suudaan, iyadoo dowladda Suudaan ay gabi ahaan joojisay badeecadihii ay ka keensan jirtay Masar. Ilaa iyo hadda go’aanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan B/weyne Oo Gargaar Dalbaday Barakacayaal ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney xilligaan u baahan yihiin gurmad dhan walbo ah, maadaama hadda lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan. Kamka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Kama Gorgortameyno Maamulka Hawadeenna Maamulka Somaliland ayaa sheegay in wax wadahadal ah aanay ka galeyn maamulka Hawada maamulkaasi, islamarkaana aysan aqbali doonin in dowladda Federaalka lagu wareejiyo maamulka hawada Soomaliya. Wasiirka Duulista Hawada Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Safarkeenii Cadaado Wuxuu Muujinayey Soomaalinimo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dib ugu laabtay magaalad Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegay in Soomalinimo uu muujinayey safarkoodii ay ku tageen magaalada Kismaayo ee…