1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masoomayaal Lagu Xirey Gaalkacyo Iyo Hargeysa Ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa howlgallo ay ka kala sameeyeen magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hargeysa waxay ku xireen dad la sheegay iney ahaayeen masoomayaal. Ciidamada Puntland ayaa howlgalka ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Guddi Qiimeeya u Saaray Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa guddi qiimeeya u saaray maxaabiista ku jirta Xabdiga dhexe ee dalka. Guddigan oo qubaro ah ayaa madaxweynaha waxay warbixin kasoo siin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Socdaalka Adkeynta Nabadda Oo Cadaado Ka Dhacay Iyo Gaas Iyo Xaaf Oo Ka Wada Hadlay Nabadda Galkacyo Madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegeen in la gaaray xilligii la soo afjari lahaa colaadaha ka jira deegaanno ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Hay’adda Duulista Iyo Saadaasha Hawada Oo Ka Warbixisey Diyaaraddii Kusoo Dhacday Gaaroonka Aadan Cadde Ha’yadda Duulista iyo saadaasha hawada ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixisey diyaarad yar oo maanta kusoo dhacday garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha hay’adda Cali Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cirfiid Oo Kormeeray Ciidanka Xoogga Dalka Ee Qeybta 21-aad Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyaha qeybta 21-aad iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer ku sameeyey xeryaha ay ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin degmada Cadaado ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Dhallinyaro Shaqo Abuur Ka Dhigtay Kalluumeysiga (Maqal) Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay shaqo abuur ka dhigteen kalluumeysiga, iyadoo dhallinyaro badan ay shaqadan ku biireen. Qaar kamid ah dhallinyaradan oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Sheegay Iney Hantidooda Ku Baaba’day Dagaalladii Ka Dhacay Goofgaduud, Baay Qaar kamid ah qoysaskii kasoo barakacay deegaanka Goofgaduud Shabeellow ee gobolka Baay ayaa sheegay in hanti badan oo ay lahaayeen ay halkaasi ku waayeen, kadib dagaallo kusoo noqnoqday deegaankaasi. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Faahin Laga Helay Diyaaraddii Ku Dhacday Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasi oo ahayd kuwa yar yar ee loo yaqaan Jet. Diyaaraddan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Wadajir, Muqdisho Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararku waxay sheegayaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Imaaraadka Muqdisho Oo Lagu Leeyahay Xaquuqda Muruq-maalka Iyo Lacagta Qalabka Lagu Dhisay Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay,…