2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hadalladii Safiirrada Beesha Caalamka Ka Soo Jeediyeen Caleemo Saarka Xaaf Xafladda Caleemo saarka ee madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf waxaa maanta ka hadlay safiirro ka socda beesha caalamka sida Ambassador Madiira, Michel Keatin, Safiirka Itoobiya iyo Safiirka Djibouti. Ambassador Madiira oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Hindise Sharciyeedyada Golaha Wasiirrada Ka Doodeen Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado Iyo Caleema Saarka Oo Bilowday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Lagu Soo Dhoweeyay Cadaado Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug, iyadoo si weyn loo soo dhoweeyay. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Barakacayaal Codsaday Gurmad Gargaar Qoysaska ka soo barakacay Abaaraha kajira dalka ee ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xiligaan codsanaya in la gargaaro, maadama ay sheegayaan in aysan heysan cunno ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Cadaado Oo Sheegay Iney Adkeeyeen Amniga Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Cadaado ayaa sheegay iney aad u adkeeyeen amniga guud ee degmadaasi, maadaama maanta halkaasi lagu caleema saarayo madaxweynaha Galmudug Axmed Duacaale Geelle Xaaf. Xuseen Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Nin Lagu Eedeeyay Inuu Sameeyay Gogol Dhaaf Oo Dhagax Lagu Dilay Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa ay Axaddii dhagax ku dileen nin la sheegay uu gogol dhaaf sameeyay isaga oo labo xaas leh, iyaga oo dilka ka hor horgeeyay maxkamad Islaami ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shuban Biyood Ka Dilaacay Xabsi Dhexe Ee Burco Oo Ay Ku Xiran Yihiin 500 Maxbuus Wararka ka imaanaya Togdheer ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee maagalada Burco uu ka dilaacay shuban biyood, 2 ruux ayaa ilaa hadda ugu dhimatay shuban biyood. In ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda La Filayo Iney Ka Qeybgalaan Caleema Saarka Xaaf Mas’uuliyiin kala duwan oo ka socda dowladd Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa iney maanta ka qeybgalaan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Galmudug. Mas’uuliyiinta la filayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay ka dhacdo xafladda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Ammaanka magaalada Cadaado…