1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarada Kusoo Dhacday Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Wararka naga soo garaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay goor dhow kusoo dhacday diyaarad nooca yar yar ee loo yaqaan Jet, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sool Oo Sameeyay Howlgal Lagu Burburiyay Tuulo Cusub Ciidamo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Kheyre Dirir ayaa howl-gallo waxay ka sameeyeen deegaanno ku dhaw magaalada Yeyle oo dhanka galbeed ka xigta magaalada Laascaanood. Ciidamada maamulka Sool ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Hayaan Askari Dhaawacay Sddex Ruux Oo Barakacayaal Ah Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigen askari ka tirsan ciidanka dowladda, kaasi oo gelinkii dambe ee shalay Saddex ruux ku dhaawacay degmadaasi. Guddoomiyaha Kaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Sheegy Iney Ka Shaqeyn Doonaan Deris Wanaagga Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay iney ka shaqeyn doonan deris wanaagga, nabadda iyo wadashaqeyn dhexmarta Labada dhinac. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in mamulkiisa diyaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 113,000 Ayaa Nabad Ilaalin Nooga Dhimatay, Welina Waan Wadnaa Shaqada Qaramada Midoobey ayaa isniintii u dabaal-degtay maalinta nabadda adduunka, 70 sano oo shaqo geesinnimo leh, 70 sano oo nabad ilaalin caalami ah, waxaa sanadkan halku dheg looga dhigay shaqadooda “Investing…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Galmudug Ugu Baaqday In Wadahadal La Furaan Ahlu-sunna Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wadahadal ula furaan maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe si loo xaliyo tabashadooda. Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Australia Oo Kaalmo Bani’aadanimo Siineysa DalalKa Ay Abaaraha Ka Jiraan Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Australia Julie Bishop ayaa sheegtay in dalkeeda uu siinayo 14.3 malyuun oo kaalmo ah qaar ka mid ah dalalka Africa oo ay ka jiraan dagaallada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Ciraaq Oo Ay Dad Ku Dhinteen Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacantay 83 qof qarax ka dhacay magaalada Bagdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlayey Caleemo Saarka Xaaf: “2 sano waa yar tahay, 4 sano waa yar tahay”!! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlayey xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa u mahadceliyay baarlamaanka Galmudug sida saxda ah ee ay u doorteen Xaaf, waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadaha Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Xafladda Caleemo saarka madaxweynaha Galmudug waxaa ka hadlay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit oo…