1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Muddo Kordhinta Farmaajo Ku Tilmaamay Afgambi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bartiisa Faceboog ku qoray in muddo kordhin xoog ah ay u aqoonsanayaan afgambi. warka Madaxweyne Xasan ayaa sidaan u qornaa “Mas’uuliyiinta dowladda waxaa loo doortaa hoggaaminta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Carruur Ah oo Meydkooda Laga Helay Duleedka Baydhabo Meydadka labo caruur ah oo la la’aa ilaa shalay ayaa laga helay duleedka Baydhabo, sida ay weriyeyaal Goobjoog News u sheegeen waxaa lagala baxay kiliyaha. Labadan caruur ee meydkooda la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Taageersan Dowladda Federaalka oo Kulan La Qaatay Wakiilada Beesha Caalamka Maamullada taageersan dowladda federaalka ee kala ah Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inay kulan la qaateen wakiilada beesha caalamka ee loo yaqaan C6+ iyagoo ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Madaxda Dowladda Federaalka ah ku eedeeyay Hagardaameynta Shirweynaha Doorashada Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxa ay eedeeyn culus ugu jeediyeen madaxda Dowladda Federaalka ah iyagoo shaaciyay inaysan dowladdu ogolayn in la qabto shirweynaha doorashada waxa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirarka uu Isugu Yeero Farmaajo ee Aan Qabsoomin, Ma Farsamo Siyaasadeedbaa?! Tan iyo bilowgii bishii Febraayo ee sanadkan, Villa Somalia waxay ku baaqday ilaa 6 shir oo aan midna u qabsoomin sidii qurshuhu ahaa, sidaas ay tahay mar walba isla qoraalkii…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo. Maqaal dheer oo saaka lagu daabacay bogagga hore ee wargeyska ugu afka dheer ee kenya kasoo baxa ee The Daily Nation ayaa lagu sheegay in kenya ay ka baaqsatay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Murashaxiinta oo Ku Gacan Seyray Go’aankii DF ay Ku Mamnuucday isu imaatinka Dadweynaha Midowga murashaxiinta mucaaradka ay ayaa si adag uga hor yimid go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku shaacisay in la joojiyay isu imaatinka dadweynaha sababa la xiriira cudurka COVID-19 oo la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmaya Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in shirka wada tashiga ah ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka uu maanta si rasmi ah uga furmayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gogoshii Shirka Doorashada oo Isku Tuutuur Gashay Maxamed Cabdullahi Farmaajo madaxweeynihii waqtigiisu dhamaaday ayaa markale 15 bishaan shir isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo maamulka Gobalka Banaadir. Qoraal ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay…