2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Labo Beel Oo Laga Soo Sheegayo Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maleeshiyo beeleed ku sugan gobolkaasi. Xiisaddani dagaal ayaa ka taagan degaanka Ballibusle oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay Ineysan Qaadeyn Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxvarashada ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aaney ka dhici doonin imtixaanka Mideysan ee dugsiyada sare. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Abshir Cabdi Shiiqow ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Dalka Ka Bilaabanaya Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in dalka uu ka bilowdo imtixaanka midaysan ee dugsiyasada sare, kaas oo ka qabsoomaya dhamaan dowlad goboleedyada dalka, marka laga reebo Somaliland iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Sudan Oo Ka Baaqday Shir Madaxeedka Riyadh Madaxweynaha Sudan Cumar Al-bashiir ayaa sheegay in uusan ka qeyb geli doonin shir madaxeedka wadamada Islaamka kaasi oo maanta ka furmaya magaalada Riyadh ee caasimadda waddanka Sacuudiga. Shirkaani ayaa waxaa lagu casuumay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Qof Oo Lagu Dilay Liibiya Ugu yaraan 60 askari ayaa ku dhimatay iska horimaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda Liibiya oo uu caalamka aqoonsanyahay iyo maleyshiyaad aan ka tirsaneyn ciidamada dowladda, weerarkaan ayaa waxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Fadeexadda Ku Furan Uga Badbaadi Kara Natiijada Safar 9 Maalmood Ah Uu Dibadda Ugu Baxayo Madaxweynaha Mareykanka Dorland Trump ayaa maanta bilaabaya safarkiisa ugu horreyay ee dibadda Mareykanka ah tan iyo markii la doortay. Mr. Trump waxaa uu dalka Mareykanka ka maqnaan doonaan 9 maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Hirshabeelle Oo Wada Hadalsiinaya Beelaha Ku Dagaalay Baladweyne Guddi iskugu jira xildhibaano iyo waxgarad ka titsan Maamulka Hirshabeele ayaa Gaaray magaalada Baledweyne si ay xal ugu helaan Colaada ka soo cusboonatay meelo ka mid ah Gobolka Hiraan. Xildhibanadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Khayre Oo Reer Muqdisho Ku Yiri “Muqdisho iyo Banaadir waa ka weyn tihiin, waxaa tihiin Shacabka Soomaaliyeed iftiinka ay fiirsanaayeen” Xasan Kheyre, ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaflad la sheegay in lagu caleemo saarayey guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Thabit Cabdi ayaa shacabka Banaadir u sheegay in ay yihiin…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Arrimo Dhowr Ah, Amniga Ayaa Kamid Ah Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo: Cunoqateynta Hubka Ee Laga Qaado Soomaaliya Waxay Keeni Doontaa Dhibaato Hor Leh Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyey Khudbad ku aadan 18-ka May oo ah maalin uu maamulkaasi u asteeyay iney ka go’een Soomaaliya inteeda kale ayaa ku baaqay…