2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada Oo Shir Kaga Qeybgalaya Nairobi Wasiirada Arrimha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybta 12aad Ee Ciidamada Xoogga Dalka Oo Gadooday, Hakiyana Isu Socodka Aagga Wasaaradda Gashaandhigga Sida ay ku warramayaan wararka aan ka heleyno xaafadaha ku dhaw wasaaradda gashaandhigga, ciidamo ka tirsan xoogga dalka, qeybta 12aad ayaa la sheegayaa in ay la wareegeen qeybo ka mid…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Sano Kadib, Yaa Ka Dambeeyay In Somaliland Gooni Isu Taagto? Maanta waxaa 26 sano laga joogaa markii gobollada waqooyi ee Somaliland ay ku dhawaaqeen gooni isu taag, in kasta oo aan weli la aqoonsan hadana dadaalkooda ma yara, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Fulisay Xukun Dil Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Khamiis ah waxay xukun dil ah ku fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ku eedeysnaa inuu ka dambeeyay qarax 26-kii November ka dhacay suuqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Maxkamad Xukuntay Dad Lala Xiriirnayo Al-shabaab Maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xukun ku riddey 23 ruux oo lagu eedeeyay iney xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab. Dadkaan ayaa la sheegay iney doonayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxay xukun dil ah ku fulisay C/qaadir Cabdi Xasan, kaasi oo ku eedeysnaa inuu waday gaarigii 27, November 2016 ku qarxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Amray In Laga Guuro Xaruntii Tiyaatarka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku amray in muddo Shan cisho ah ay uga guuraan dadka deggan xaruntii Tiyaatarka qaranka ee magaalada B/weyne. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Ciidamada Ammaanka Oo Qaadey 26 Isbaaro Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in la qaado Isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan ayaa socdaal uu ku bixiyay degmada Warsheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed—Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka 1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday kasta waxbarashadiisa la qiimeeyaa, la diiwaan geliyaa, la keydiyaa lana ogeysiiyaa natiijada imtixaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sacduudiga Uga Qeyb-galaya 3 Shir Madaxdeed Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in sabtida uu caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh uga qeyb-galo illaa 3 shir madaxdeed. Shir madaxeedka 1aad waa mid Trump uu la yeelan doono…