1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gelinsoor: Maamulka Oo Ka Hadlay Haween La Qafaashay Maamulka Deegaanka Gelinsoor ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamada Liyuu Boolis ee Soomaali galbeed ay qafaasheen Saddex Haween ah, kuwaasi oo ay ka qafaasheen deegaan ku dhow degmadaasi. Guddoomiyaha…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Iskaashiga Cusub (New Partnership) Ee Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Dhameystiran Shirkii Soomaalida loogu qabtay London 11-kii May ee bishan waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo lagu badalay barnaamijkii New Deal-ka, qorshahan cusub oo loo bixiyay New Partnership(Heshiiska iskaashiga cusub) waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidanka Kenya Ku Lahaayeen NFD Wararka ka imaamaya gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Booliiska Kenya ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Cumar Jilicow oo ku yaalla gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Heshiisiinayo Beello Dagaallamay Oo Maanta Ka Furmaya Laascaanood, Sool Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Laascaanood ee gobolka Sool uu ka furmo shir nabadeed oo lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo ku dagaallamay gobolkaasi. Saddexdii maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir Oo Baaq u Diray Dhallinyarada Soomaaliyeed Xisbiga Daljir ayaa dhalinyarada Soomalaiyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dlakooda. Xasan Xaaji Ibraahim, Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee xisbigaasi ayaa sheegay in dhallinyarada looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Shaqo Abuur U Sameynaya Dhallinyarada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan guud ahaan dhallinyarada ku dhaqan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada, Cayaaraha iyo dhaqancelinta ee Hirshabelle C/qani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalkii Imtixaanka Midaysan ee Dugsiyada Sare ee Dalka oo Lasoo Saaray Wasaaradda waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. Jadwalkan ayaa waxaa lagu soo muujiyay maalmaha kala duwan, maaddooyinka ay ardaydu geli doonaan, saacadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khadiijo Diiriye: Bisha June Waxaa La Dhameystirayaa Qorshe Ka Tarjumaya Dhalinyarada, Dastuurkana Waxaa Lagu Darayaa Dhalinyarada Baahiyaha Gaarka Ah Qaba. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriiye ayaa munaasabad xalay lagu maamuusayey 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho ka sheegtay in dowladda federaalka ah ay bisha June ee sanadkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Muqdisho 4 Sano Gudahood Waxaan Ka Dhigayaa Magaalada Afrika Ugu Quruxda Badan uguna Nadaafadda Badan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlayey munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu maamuusayey 15 May ayaa sheegay in 4 sano ee soo socota ay ka go’an tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax-Dhigay Taallada SYL Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo…