3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga Madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha guddigii loo xil saaray kasoo talobixinta sicirka Shilinka Soomaaliga Cabdiaraxmaan Faroole, ayaa ka digay in fasiraad xun laga bixiyo wixii soo baxay, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga Duqa magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegay in maamulka magaalada iyo kan gobolka ay billaabeen qorshe lagu socodsiinayo Shilinka Soomaaliga oo magaaladu ay ka mid ahayd goobihii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xaaladda Cunno-yari Ee Ka Jirta Xudur Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan iskudubaridka OCHA ayaa waxaa ay ka deyrinaysaa xaaladaha nolol xumo ee ka taagan magaalada Xudur ee gobolka Bokool ee Soomaaliya. OCHA waxaa ay tilmaamtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa amar baaqay dhaqangelinta talooyinkii laga soo saaray xakameynta sicirka Shilinka Soomaaliga oo guddi loo saaray ay ka talobixiyeen maalintii shalay. Qoraal kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen oo La Kulmay Bulshada Xudur Ballanqaadna u Sameeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan magaalada Xudur gobolka Bokool kula qaatay bulshada ku dhaqan magalaada qeybaheeda kala duwan, dhaqan iyo haweenka, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Go’aanno Kasoo Saaray Xakameynta Sicirka Shilinka Soomaaliga Guddigii dhowaan Puntland u magacowday xal u helidda sicirka Shilinka Soomaaliga iyo qaadasho la’aanta ku dhacday oo maalmo ka shirayey arrintaan ayaa soo saaray go’aanno la xiriira sidii xal waara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xudur oo Xaalado Nololeed ay Ka Jirto iyo Laftagareen oo Ku Wajahan Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Xudur ee gobolka Bokool. Safarkiisa magaalada ayaa waxaa uu kusoo aadayaa iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Guddoomiye KMG ah u Magacaabay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowladda Gonoleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr – 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qorqaal kasoo madaxtooyada Puntland ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Maanta Xabsiga Ku Booqday Wariye Kilwe Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo lix todobaad iyo maamul u xiran hey’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka maamulka Puntland ee loo yaqaano PISA, ayaa maanta waxaa xabsiga ku booqday ururka Suxufiyiinta…