1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Baaq u Diray Galmudug Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iney kala shaqeeyaan amniga guud ee magaaladaasi. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Beeraha Oo Dib Loo Abuurayo Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay iney bilowday qeybinta abuurka dalagyada qaar, si dadku ay dib ugu tabcadaan beerahooda. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Xasan Fiqi oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayo Howlaha Xukuumadda Oo Ka Furmay Muqdisho (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo ay xubnaha Golaha Wasiirada ku dar-dargelinayaan waxqabadka Xukuumadda. Ujeedada kulankan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay xaafadda Xaawo Taako ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Askariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Degmada Buuhoodle, Togdheer Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer iyo deegaanno kale oo ku dhow degmadaasi. Roobka oo socday in ka badan 48 saac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Waxaan Nalooga Baahan Yahay Inaan Isku Tashanno, Gacmahana Is Qabsanno Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney mid u noqdaan wax walbo oo ku saabsan horumarinta dalka, gurmadka abaaraha iyo amniga. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Horudhac U Ah Shirka London Oo Ka Dhacaya Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya shir horudhac u ah shirka caalamiga ah ee magaalada London ka dhacaya 11-ka bishan. Shirkan oo ay ka qeyb-galayaan mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah, dowla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka: Waxaan Bixineynaa 70 Milyan euro, Waana Laba Jibaari Doonnaa” Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Sigmar Gabriel ayaa kulankii uu shalay la qaatay ra’isul wasaare Xasan Khayre ku sheegay in Jarmalka ay bixinayaan 70mn euros ($76mn), isla markaana ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Lagu Dilay Dalka Masar Shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka waddanka Masar ayaa lagu dilay magaalada Qaahira ee caasimadda waddankaasi, ka dib markii kooxo hubaysan ay askartaas weerareen sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha…