2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dowladda Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Shirka London Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa axaddii ka wada hadlay sida loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017. Shirku wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 Ka Tirsan Askarta Mucaaradka Mali Oo La Dilay Ciidamada waddanka Faransiiska oo ku sugan galbeedka qaaradda Africa ayaa waxay sheegeen inay dileen 20 ka tirsan kooxo mucaarad ah oo ku sugan xuduudka ay wadagaan wadamada Mali iyo Burkina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Roob Saddex Maalin Ka Da’aya Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maalintii Saddexaad ka da’aya roobka xilliga Gu’a, iyadoo dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen. Roobka ayaa biyo dhigay waddooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Indonesia Oo Fashilisay Soomaali Tahriib Ah Ciidamada badda ee dalka Indonesia ayaa la sheegayaa in ay fashiliyeen tahriibka 8 qof oo Soomaali ah, doonta raggan ay saarnaayeen oo ka timid dalka Malaysia ayaa soo martay biyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waajid: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab waabarigii saakay ku dhexmaray duleedka degmadaasi, kaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhasheen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Degmada Kaxda Ku Kufsaday Gabar 12 Sano Jir Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidamada Booliiska ayaa degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxay ku qabteen nin la sheegay inuu kufsaday gabar 12-sano jir ah, kana mid ahayd barakacayaal ku nool Kaam halkaasi ku yaalla.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashada Kadib Wadahadalka Ahlu-sunna Ayaa Dib u Bilaabanaya Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaaddo kadib markii maalmihii ugu dambeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda SIMAD Oo Qabatay Shirweynihii Labaad Ee Dhaqaalaha, Siyaasadda Guud iyo Maamulka Jaamacadda SIMAD ayaa soo abaabushay shirweynihii Labaad ee dhaqaalaha iyo siyaasadda guud iyo horumarinta maamulka (CEPAD2017). Shirweynaha oo la qabtay Arbacadii 27, April, 2017, waxaa ka soo qeybgalay maamulka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gadoon, Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka ay deegaankaasi ugu dhinteen dad ka badan 30 qof oo dad waaweyn iyo carruur isugu jirta. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hor Yimid Dib u Dhigista Doorashada Galmudug Nabadoon Yaasiin Gaani oo ag Afhayeenka odoyaasha dhaqanka ee Mudug ayaa sheegay iney aad uga xumaadeen in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Afhayeenka ayaa sheegay in ka waxgarad…