1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Sababta Dib Loogu Dhigay Doorashada Madaxweynaha Ee Galmudug? Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa maalintii shalay ahayd ku dhowaaqay in dib loo dhigay doorashada madaxweynaha maamulkaasi, taa oo lagu waday iney dhacdo 30-ka bishan April. Wasiir ku xigeenka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukuntay Saddex Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xukunno kala duwan ku riddey Saddex dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay iney geysteen falal burcadnimo ah, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangi Masaari Ah Oo Xafiis Ka Furanaya Soomaaliya Bank Masr oo ah bangiga labaad ee ugu weyn dalka Masar ayaa sheegay in la gaaray xilligii uu isku ballaari lahaa qeybo ka mid ah qaaradda Afrika. Bangigan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Oo Lagu Dagaallamay Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya Tuulada Jameeca Misre ee shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid deggan, kadib markii shalay halkaasi ay ka dhaceen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Haweenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Ma Jirto Soomaliya Meel ay Ka Jirto Sadex International Airport Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo Sabtidii dhagax dhigay garoon cusub oo ay yeelan doonto magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aysan gobollada dalka ka jirin Saddex garoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Askari Oo Lagu Dilay Syria Ururka Daacish ayaa waxa uu dilay ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Syria kadib markii ay weerar ku qaadeen koofurta magaalada Xalab. Dhanka ciidamada dowladda Syria ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Warbixin Siisay Aqalka Sare Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashada qaranka Xaliimo Ibrahim Yarey ayaa maanta aqalka sare ka hor akhrisay warbixin ku saabsan wax-qabadka doorashada. Warbixintan oo horay guddiga u hor dhigay golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Booliiska Oo Qabtay Rag Kufsaday Gabar 15 Jir Ah Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen 5 ruux oo ku eedeysan iney kufsadeen Gabar Soomaaliyeed, waxaana raggaasi lagu xiray xabsiga Gaalkacyo. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Beeleed Maanta Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay Labo beel ayaa maanta mar kale waxa uu ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee gobolka Shabellaha dhexe, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.…