1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan NISA Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmada Shibis waxa ay ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Labo qof oo ku hubeysnaa Bistoolado…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ah ku jooga dalka Turkiga. Warar hor-u-dhac ah ayaa sheegaya in wasiirka hor-u-marinta Turkiga Lutfi Alwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in 24-kii saac ee lasoo dhaafay uu ka da’ay roobka xilliga Gu’a, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay In Doorashada Madaxweynaha Ku Dhaceyso Waqtigeeda Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aan dib loo dhigi doonin doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi oo isagoo ku sugan degmada Cadaado la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wasiir Yariisow Oo Sharaxay Waxyaabaha Looga Hadli Doono Shirka London Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha looga hadli doono shirka London ee arrimaha Soomaalida, kaasi oo furmi doona bisha soo aadan. Wasiirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ka Jawaabay Su’aallo Amniga Dalka Ku Saabsan Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qorshaha amniga sharraxaad ka siiyay guddiga ammaanka ee baarlamaanka kadib kulan ka dhacay Villa Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Kheyre iyo sidoo kale wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa bilowday kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Shaqadii Ka Joojisay 9-kun Oo Sarkaal Madaxda amniga dowladda Turkiga ayaa waxay shaqo joojin ku sameeyeen in ka badan 9 kun oo sargaal kuwaas oo lagu eedeeyay inay wadashaqeyn ay laleeyihiin ninka lagu magacaabo Fatxullaahi Gowlan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharif Xasan Oo Diinsoor Ka Sheegay In Ammaanka Xoogga La Saari Doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aden ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee Gobalka Bay isaga oo sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka deegaanada maamulkaas. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Hey’adda Saadaasha Iyo Duulista Hawada Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Soomaaliya Farmaajo ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle…