1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Ankara Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa casumaad rasmi ah ka helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiyaan Ku Qafaalnaa Sool Oo La Badbaadiyay Howgal ay sameeyeen ciidamada Amaanka ee gobolka sool oo uu hor kacayay taliyaga Qaybta Booliiska Ee Gobolkaasi Gaashaanle dhexe Ibraahin Jaamac Daad ayay xoriyaddoodii dib ugu soo celiyeen boqolaalo qof oo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Pakistan Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 9 qof, halka ay ku dhaawacmeen 13 kale qarax ka dhacay waqooyi galbeed ee Pakistaan, qaraxaan mas’uuliyaddiisa wali cidna ma sheegan. Saraakiisha dhanka amniga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 39 Maalmood Kadib, Dadkii Yemen Lagu dilay Weli Lama Aasin, Hey’adda Qaxootiga Yemen Oo Xaqiijisay 39 maalmood ayaa laga joogaa markii si gardarro ah lagu dilay 42 qof oo Soomaaliya ah oo doon saarnaa xili ay u socdeen dalka Suudaan. Mudada intaa la eg, weli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Soomaalidii Bil Kahor Lagu Duqeeyay Yemen Oo Weli La Aasin Iyo Baaq Ay Dirayaan Ehladooda Weli waxaan la aasin meydadka 31 qof oo Soomaaliyeed kuwaasi oo ku dhintey duqeyn ay diyaaradaha isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga la eegteen doon ay saarnaayeen dadkaasi. Meydadka ayaa ku jira…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Ku Taliyay In Amniga Dalka Lagu Wareejiyo Ciidanka Soomaaliyeed Shacabka muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Ciidamda dowladda Federaalka Soomaaliya ay la wareegaan Ammaanka guud ee dalka haddii uu dhammaado waqtiga joogitaanka Ciidanka AMISOM. Waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle: Doorashada Galmudug Waxay Ku Dhaceysaa Waqtigeeda Guddiga Doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii loogu talogalay iney wada hadlaan Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, Gudoomiyaha Guddigan oo wareysii siiyey Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Dhoobley Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Taliska Boliiska Degmada Dhoobleey ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo loogu gurmanayo dadka Abaaruhu ay ku haystaan degaanno dhowr ah oo degmadaas hoostaga. Heybe Axmed Cabdullaahi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ujeedada Safarka Farmaajo Ee Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda dalka Turkiga, iyada oo halkaasi uga bilaaban doonto booqasho 3 maalin ah. Madaxweynaha ayaa casuumaad ka helay dhigiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya Ka Badbaaday 57 Sano Kahor In Maanta Lagu Rido Ma Mudna.! Warmurtiyeed kasoo baxay shirkii Madaxda Qaranka iyo Madaxweyne yaasha Dowlad Goboleedyada ku yeesheen Mogadishu 15 – 16 April 2017 ee lala wadaagay wadamada garwadeenka ah shirka London waxaa lagu qeexay…