1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Khaadka Ee Muqdisho Oo Sheegay In Is Faham Ay La Gaareen Dowladda Federaalka Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Khaadka ayaa isku fahmey in khaadka laga soo dajiyo garoonka Muqdisho, xilli Labadii maalin ee la soo dhaafey uu khaadka ka degayey Jowhar. Cabdi Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Dib u Dejin u Sameeyay Qoysas Ku Barakacay Abaaraha Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dib u dejin u sameeyeen qoysas ku xoolo beelay abaaraha, kuwaa oo dhowaan gaaray degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed: Dhowaan Waxaa Dhici Doona Isbedallo Amni Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in dhowaan isbedallo dhanka ammaanka ah ay ka dhici doonaan guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Sii haya wasiirka amniga K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo La Xisaabtami Doonta Diyaaradaha Khilaafa Nidaamka Canshuuraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono diyaaradaha doonaya inay hareer maraan qaabka canshuur qaadista. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegtay Iney Fureyso Waddooyinka Xiran Ee Gobollada Dhexe Taliska ciidamada AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku furi doonaan dhammaan waddooyinka gobolladaasi ee ay xireen Xarakada Al-shabaab. Korneel Cilmi Maxamed Habane oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Fulisay Afar Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku fulisay Afar qof oo ku eedeysnaa iney ka dambeeyeen qaraxyo galaaftay nolosha shacab badan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Burcad-badeedda Waxaa Soo Celiyay Abaarta Iyo Gaajada Ka Jirta Soomaaliya Burcad-badeedda Soomaalida ayaa weeraro ka bilaabay xeebaha dalka Soomaaliya kadib markii ay dhowr markab oo ganacsi qabsadeen, arrintaasi waa mid jirto, laakin weli khatar isku ma badalin, sidaasi waxaa axaddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Lagu Dilay Dalka Yemen Ugu yaraan todobo askari ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay waddanka Yemen, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 15 kale, qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cadan ee koofurta waddankaasi.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Oo 3 Bil U Qabtay Xaliimo Yarey Soo Gudbinta Qorshaha, Lojistikada, Lacagta iyo Amniga Doorashada 2020 Golaha shacabka ee baaramaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, iyada oo laga dalbaday in muddo 3 bil gudahood ay ku soo gudbiso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2016: Somaliland Oo Soo Bandhigtay Shaxda Dadka La Dilay Iyo Tirada Dhibanayaasha Burcadda, Kufsiga, Shilalka IWM Guddiga Shuruucda, arrimaha garsoorka iyo xuquuqul insaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in ay la kulmeen xeer ilaalinta guud kaas oo guddiga warbixin ka siiyay kiisaskii dilalka iyo kufsiga…