1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha Imaaraadka “Soomaaliyeed Dartaa” Oo Lagu Uruuriyay Lacag Dhan 165 Million oo Dirham. Lacag uruurin socotay 6 saac oo muwaadiniinta iyo dadka deggan Imaaraadka uga qeyb qaateen gargaarka Soomaaliya ayaa lagu uruuriyay deeq lacageed oo dhan 165 million oo Dirham. Lacag uruurinta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afghaanistaan: 130 Askari Oo Lagu Dilay Ugu yaraan 130 askri ayaa lagu dilay waddanka Afghaanistaan ka dib markii ururka Daalibaan uu weerar ku qaaday saldhig millatari oo ciidamada Afghaanistaan ay ku jireen. Weerarkaan ayaa waxa uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Baarlamaanka Oo 3 Bil U Qabtay Xaliimo Yarey Soo Gudbinta Qorshaha, Shuruucda, Lojistikada, Lacagta iyo Amniga Doorashada 2020 Golaha shacabka ee baaramaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, iyada oo laga dalbaday in muddo 3 bil gudahood ay ku soo gudbiso…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble “Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunoqabateyn La Saaro” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Buloburde ee Gobolka Hiiraan, ayaa kaga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Degmada Dayniile Kaga Qeybgalay Shir Looga Hadlayey Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay xaaladaha amniga iyo arrimaha bulshada ee degmada ka jira,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goor dhow waxay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdi Maadey oo 28-sano jir ahaa, kana tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Askariga la toogtay ayaa ku…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Burcad Badeedda u Midoobey Iyo Burcadda Oo Sheegaya Iney Dalka Difaacayaan Burcad badeedda Soomaalida ayaa noqotay hadal-heynta dunida kadib markii bilihii ugu dambeeyay ay soo bateen afduubka loo geysanayo maraakiibta isticmaala xeebaha Soomaaliya. Hadaba, waxaa la isweydiin karaa su’aallo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Shaqo Abuur u Sameynaysa Dadka Naafada Ah Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan dhammaan dadka naafada ah ee ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Wadda Qorshe Lagu Horumarinayo Garsoorka Iyo Caddaalada Dalka Helitaanka cadaalad iyo garsoor baahsan oo loo siman yahay islamarkaana dhowra xaquuqda muwaadinka goob kasta iyo goor kasta oo la joogo waa baahida ugu weyn ee maanta ka jirta Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Eedeeyay Dilka Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Buuloburde Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xaqiijisay in la dilay askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo ku eedeysnaa inuu dilay askari ka tirsan ciidanka Jabuuti…