1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle: Gurigeyga 24 Saac Garaam Lagama Cunin Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta booqday degmada Buulbarde ee gobolka Hiiraan, waxaana la socday golihiisa wasiirrada iyo taliyihii hore ee AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Ceelasha Shil gaari oo khasaaraha geestay ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha, shilkan ayaa waxaa sababay ka dib markii ay isku dhaceen labo baabuur oo gadiidka dadweynaha ah, taas…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Maareynta Maaliyadda, Xuquuqda Shaqaalaha, Amniga, Qorshaha Ka Hortaga Musuqmaasuqa Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaabka Madaxda Ugu Heshiisay Dhismaha Ciidamada, Tirada, Isku Dhafka, Tababarka Iyo Mishaarkooda Kulan ay madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Muqdisho 15-16-kii bishan, waxaa looga hadlay dhismaha hey’ado amni qaran. Sida ku qoran qoraal ama Documenti hor dhac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ruux Oo Ku Geeriyootey Duqeyn Ay Ciidamada Kenya Ka Geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay habeenkii xalay ahaa ciidamada Kenya ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo waxyeello ay kasoo gaartay dad shacab ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliis Dheeraad Ah Oo La Geynayo Xarumaha Waxbarashada Kenya Dowladda Kenya ayaa ciidamo Booliis dheeraad ah waxa ay geeneysaa guud ahaan jaamacadaha dalkaasi iyo xarun walbo oo waxbarasho, arrimo la xiriira cabsi laga qabo weeraro ay qaadaan Al-shabaab. Thomas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Hay’adaha Samofalka Ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka hay’adaha samofalka ah ee ka howlgala deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Camey ayaa sheegay in madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhigga Berbera Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ka dhan saldhigga Berbera oo horyaallo baarlamaanka Soomaaliya. Moowshinkan oo ay wadaan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayuu sheegay in aynaan xaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qandaraas La Siiyay Shirkadda SKA Shirkadda SKA ayaa la siiyay qandaraaska dhisme laga fulinayo ilaha dhaqaale ee magaalada Berbera ee waqooyiga Soomaaliya, guddoomiyaha xibsiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo arrintaasi ka hadlay waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo 89.8 Million Oo Dollar Ku Maalgelin Doona Soomaaliya Abu Dhabi: Sanduuqa Hor-u-marinta Abu Dhabi ayaa sheegay in AED330 million ($89.8 million) oo Lacag hor-u-marineed ah uu siin doono Soomaaliya. Lacagta Sanduuqan waxaa lagu maalgelin doona arrimaha la…