1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Soo Bax Roob Doon Ah Oo Maanta Ka Dhacaya Jowhar Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guud ahaan degmada Jowhar uu ka dhacdo isku soo bax roob doon ah, waxaana ka qeybgali doona culimada iyo qeybaha kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug: Iskuma Xirna Doorashada Iyo Wada Hadalka Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in aysan isku xirnayn wada hadalka maamulkooda uu kula jiro Ahlu-sunna iyo Doorashada madaxtinimada Galmudug. Guddoomiye ku xigeenka guddigaasi Xildhibaan Boosteeyo Jaamac Cali oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya: 52 Qof Ayaan Ka Dilnay Al-shabaab Qoraal ay soo saareen Jimcihii, ciidamada Kenya ee ku howlgala magaca AMISOM ee Jubbooyinka waxaa ay sheegayaan in ay weerar ku qaadeen Al-shabaab ay ku dileen illaa 52 qof halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Kuwait Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Soomaaaliya Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa sheegay iney ka qeybqaadan doonaan gurmadka abaaraha Soomaaliya, islamarkaana ay dhowaan dalka usoo diri doonaan gurmad ay iska soo uruuriyeen. Xildhibaan Cali Al-deqbasi oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dhowaan ay Soomaaliya usoo diri doonto ciidamo ka tirsan Milatariga dalkaasi, kuwaas oo tabobarayaal ah, kana qeybqaadan doona dib u habeynta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Imaaraadka Uga Mahadcelisay Gurmadka Abaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) oo maalinta Jimcaha ah iclaamiyey u gurmadka abaaraha dalka ka jira oo dhammaan TV-yada Imaaraadka ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Moroco Oo Soo Celinayso Xiriirkii Diplomaasiyadeed Ee Ay La Lahayd Cuba Dowladda Moroco ayaa sheegtay inay dib u bilowday xiriirkii ay la lahayd dowladda Cuba, kaas oo go’ay muddo haatan laga joogo 37 sano. Labada Safiir ee kala matalayo Labada dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Qaranka Oo 3dii Bilba Mar Kulmi Doonta Sida uu ra’isul wasaare Xasan Khayre u sheegay golahiisa wasiirrada, madaxda qaranka iyo madaxwenayaasha maamul goboleedyada ayaa la isku afgartay in ay kulmaan 3dii bilba mar. Go’aankan waxaa lagu gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaradka Oo Ka Walaacsan Lacagta Doorashada Mucaaradka maamulka Somaliland ayaa wal-wal ka muujiyay dib-u-dhaca soo xareynta lacagta doorashooyinka maamulkaasi. Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa ka digay in dowladda Somaliland ku guul-dareysato soo xareynta lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakaaraha: Suuqa Oo Gubanaya, Waa Marii 3aad Sanadkan Waxaa goordhaw dab Ku bilowday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha. Dad degan xaafadda Black Sea oo LA hadley ayaa Goobjoog News waxaa ay sheegayaan in shacab badan Ku sii…