2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Mar Kale Baaq u Diray Dhallinyarada Ku Jira Al-shabaab Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana la socday xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka Soomaaliya. Soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Dowladda Ka Dalbaday La Dagaalanka Al-shabaab Iyo Furista Waddooyinka Xiran Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo furo waddooyinka isku xira Baay iyo Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Galgala, Bari Wararka ka imaanaya buuraleyda Galgala ee gobolka Bariayaa waxay sheegayaan in qarax Miino lala eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland kuwaa oo saarnaa gaari nooca dagaalka ah. Miinada oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Baydhabo Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo cago dhigatay diyaarad sidday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Mas’uuliyiinta maamulka K/galbeed oo ugu horreeyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maamulka Hirshabelle Oo Furaya Waddooyinka Xiran Ee Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dhowaan la furi doono waddooyinka soo gala degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, taasi oo go’ddoonsan muddo Saddex Sano ah, lana soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Goobjoog Oo u Kuurgashay Xaaladda Barakacayaasha Xilliga Habeenkii (Muuqaal) Anbiyo Nuur Axmed oo ah 65 jir toddobaad ka hor u soo barakacday Magaalada Muqdishu ayaa sheegtay in saddex ka tirsan carruurteeda oo shubmaya aanay u helin daryeel caafimaad.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Suurtagalnimada In Soomaaliya Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah 2020 Shaki badan ayaa laga qabaa suurto galnimada in afar sano ka dib ay Soomaaliya ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay ka qeyb galaan, balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego: Maamulka K/galbeed Wuu Inaga Eexday Maamulka Deegaanka leego ee shabeellaha hoose ayaa sheegay in maamulka koofur Galbeed uu ku fashilmay wax ka qabashada Ammniga, iyo Abaaraha ka taagan degaanada hoostaga deegaankaasi. Abukar Cabdullahi Isaaq, gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Oo Dhaliil u Jeedisay Dowladda Federaalka Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa u dhaliishay dowladda Federaalka Soomaaliya iney ka gaabisay wax ka qabashada xaaladda caafimaad ee deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wasiirka wasaaraddaasi Naciima Maxamed Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Baydhabo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wariyaheena Baydhabo ayaa soo sheegaya in…