1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Turkiga U Safraya Maalin Kadib Markii Ay Yabooheen 10 Milyan Oo Deeq Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu u kicitimo dalka Turkiga, isaga oo lagu wado in uu kala hadlo xiriirka labada dal, taageerada Turkiga iyo arrimo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Fulisay Askari Ka Tirsanaa Booliiska K/galbeed Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Arbaco ah waxay dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya kaasi oo dilay qof shacab ah, Labo kalena dhaawacay. Askariga la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyarado dagaal oo illaa hadda aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Diyaaradahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: 5 Qof Oo Macluul Ugu Dhimatay Iyo Guddoomiyaha Oo Sheegaya In Aaney Nolol Heysan Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey) oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in meel ku dhaw degmadaasi sida Raasow, Baqdaad iyo tuulooyin kale ay 5 qof baahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Oo Markab Ku Weeraray Xeebaha Soomaaliya, Shaqaalana Dhaawacay Sabtidii waxaa la sheegayaa in markab kale lagu weeraray xeebaha Mugud ee bartamaha Soomaaliya. Weerarka waxaa uu ka dhacay goob u dhaw magaalada Hobyo halkaas oo tuulooyinka magaalada ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Ciidamo Booliis Ah Oo Tabobar Loo Soo Xiray Taliska boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ugu soo xiray ku dhawaad 200 oo askari, kuwaasi oo tabobar ku qaatay magaaladaasi. Xafladda Xiritaanka tabobarkaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Ku Xirnaa Koonfurta Sudan Oo Laga Soo Dejiyey Muqdisho Safaaradda Soomaaliya ee K/sudan ayaa magaalada Muqdisho waxay keentay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalkaasi. Dhallinyaradan oo tiradooda gaareysay 17 ayaa la sheegay in dalkaasi lagu xiray xilli ay tahriib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Kaamka Badbaado Ee Magaalada Muqdisho Dab xooggan ayaa goor dhow lagu soo waramayaa inuu ka kacay kaamka Badbaado 1, degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku noolaayeen barakacayaal badan. Goob joogayaal ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenno Cusub Iyo Xoghaye Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeennada cusub ee maamulka gobolka Banaadir, iyadoo kuwii horena xilka laga qaaday. Waxaa la magacaabay Afar guddoomiye ku xigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Hirshabelle Oo Eedeeyay Madaxweyne Cosoble Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi Cali C/laahi Cosoble in uusan baarlamaanku horkeenin heshiisyo dhowr ah iyo sidoo kale qorsheyaal socda. Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo…