Dowladda China Oo Ka Baqeysa Iney Isku Dhacaan Maraykanka Iyo K/waqooyi Dowladda China ayaa waxay ka digtay isku dhac u dhaxeeya dowladaha Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya. Dowladda Maraykanka ayaa sheegaty… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Itoobiya Oo Faarujiyey Dhuusamareeb Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay faarujiyeen ciidamada Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay saldhiggii ugu weynaa ee ay ku…
1 daqiiqo Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diray Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ciidamo u soo dirtay Soomaaliya, ciidamadan ayaa tababar iyo musaacado kale siin doona ciidamada xoogga dalka. Waa qeyb cusub oo lagu daray ciidamada horay…
2 daqiiqo Go’aannada Ka soo Baxay Shirka Golaha Wasiirrada Shirkii golaha wasiirrada ee khamiista oo uu shir guddoominayey wasiirka koowaad waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, Amniga Muqdisho: Waxaa laga hadlay qorshaha amniga Muqdisho, iyadoo lala kaashanayo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo MUUQAAL: Ehlada Wiil Soomaaliyeed Oo Ay Jiireen Gaadiidka AMISOM Oo Dalbaday Magdhow Ehlada Marxuum Cali Cismaan Maxamed Aba-sheekh oo 9-kii bishan gaadiid ay leeyihiin ciidanka AMISOM ku jiiray magaalada Muqdisho ayaa dalbaday Magdhow, sidoo kalena baaq u direy dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxuumka…
2 daqiiqo Kulan Looga Hadlayey Amniga Iyo Horumarka Mudug Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug, hay’adaha ammaanka iyo dhallinyarada gobolka Mudug ayaa maanta maagaalada Gaalkacyo waxay ku yeesheen kulan ballaaran oo looga hadlayey horumarka iyo ka qeybqaadashada amniga gobolkaasi. Kulankaan waxaa soo…
2 daqiiqo Somaliland Oo Kordhisay Cadaadiska Wariyeyaasha, Xirtayna Saddex Wariye Maamulka Somaliland ayaa xoojiyey cadaadiska ay ku hayaan wariyeyaasha ka howlgala guud ahaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo, gaar ahaan kuwa Hargeysa ka howlgala. Ciidamada Booliiska ee maamulkaasi ayaa maanta…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Maanta Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa guddoomiyaha…
3 daqiiqo Meydadka Soomaalidii Lagu Duqeeyay Badda Yemen Oo Weli La Aasin Iyo Baaq Loo Direy Madaxweyne Farmaajo Ehlada dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayay badda Yemen oo horay dowladda Federaalka Soomaaliya uga codsaday in dowladda Yemen ay kala hadlaan sidii dadkooda lagu dilay badda dalkaasi lagu aasi lahaa…
1 daqiiqo Dowladda India Oo Ka Hadashay Badmaaxiyiintii Laga Badbaadiyey Burcad Badeedda Dowladda India ayaa ka hadashay 8 badmaax oo u dhalatay dalkaasi, kuwaa oo maalintii shalay ahayd laga badbaadiyey kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Sushma Swaraj oo ah haweeneyda wasiirka arrimaha dibadda…