1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Toogtay Labo Nin Oo Hoobiye Ka Tuurayey Wadajir (Sawirro) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay toogasho ku dileen Labo nin oo la sheegay in hoobiyeyaal ay ka tuureen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxayna saxaafadda usoo bandhigeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Kobcinta Dhaqaalaha Dalka (Akhriso) Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay xoojiso dhaqaalaha waddanka si dalku uu u gaaro isku filnaansho ,sidoo kale dowladda ayaa sheegtay inay diiradda ay saari doonto kobaca…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: DP World Iyo Heshiisyadii Ay Ku Fashilantay Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir: Waxaan Qabannay Rag Hoobiyeyaal Tuurayey Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag Hoobiyeyaal ka tuurayey degmadaasi, kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Ax,ed C/lle Afrax guddoomiyaha degmadaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Farriin u Direy Shaqaalaha Dowladda Wasiirka wasaaradda maaliyadd ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay shaqaalaha dowladda in ay xoogga saaraan sidii dalku dib usoo kaban lahaa, islamarkaana loo heli lahaa isla xisaabtan dhab ah. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Waan La Dagaallameynaa Ururka Al-saaciduuna Bil Xaq Maamulka Gobolka Nugaal war uu soo saaray kaga mamnuucay gobolkaasi urur diimeed cusub oo dhowaan lagaga dhawaaqay Garoowe. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo warfidiyeenada kula hadlay magaalada Garoowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoys Ka Koobnaa 5 Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyoodeen Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgduud ayaa waxay sheegayaan in Qoys ka koobnaa 5 ruux ay Gaajo darteed ugu geeriyoodeen deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud. Tuulada Tifafleey oo ku dhow degaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maamulka Oo Beeniyey Iney Jirto Xiisad u Dhaxeysa Puntland iyo Galmudug Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in ay jirto xiisad dagaal oo ka aloosan Magaaladaasi. Warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey ayaa sheegayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Ahmiyadda Shirka London Ee Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Diblumaasi Maxamed Maxamuud Caalim ayaa ka hadlay ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay shirka dhowaan la filayo inuu ka dhaco magaalada London oo arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo. Muhiimad ballaaran ayaa shirkani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey 3 Kun Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xaduudaha waddanka Talyaaniga ayaa waxay sheegeen inay badbaadiyeen doomo ay saaranyihiin ku dhawaad 3-kun oo qof kuwaas oo ahaa tahriibayaal ka yimid dhanka xeebaha waddanka Liibiya sida ay…