1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha CAF oo yimid Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soo gaaray madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee qaaradda Afrika Axmed Axmed. Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay mas’uulkan wasiirka dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Biyaha Iyo Abaarta Oo Kasii Dartay Waxaa sii kordhaya saameynta ay abaarta dalka ka jirta ku reebtay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolka Galgaduud, iyadoo lasoo sheegayo in sare u kac ku yimid qiimaha la kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Aminga Gudaha oo Daah-Furay Qalab Cusub oo Lagu Hubinayo Badeecada Dekedda Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xakuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa xarigga ka jaray Xafiis Amni oo qaabilsan inuu baaro waxyaabaha Dekedda ka dhoofaya ama ka soo dagaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Xukuumadda Waxay Abuuri Doontaa Mashruucyo Lagu Horumarinayo Beeraha” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay sameyn doonto mashruuxyo la doonayo in lagu horumariyo beeraha. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha in sidoo kale xukuumaddiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow: “Waxaa Muhiim Ah In La Mideeyo Farriimaha Iyo Wadashaqeynta Si Shacabka Loogu Adeego Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa daahfuray barnaamijka Xiriirka iyo Wadashaqeynta ee Hay’adaha dowlada qeybahooda Warfaafinta & kuwa Caalamka. Wasiir Eng. Yarisow oo ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday Lagu Diley Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Wargeyska the Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa saakay waxa uu daabacay warbixin uu ciwaan kaga dhigay in ka badan 100 askari oo ka tirsan xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Burcad Badeed Ah Oo La Dilay Kadib Isku Day Afduub Markab Maraakiibta dagaalka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa dilay 2 burcad badeed ah iyaga oo dhaawacay qaar kale kadib markii burcadda ay isku dayeen in ay xoog ku afduubtaan markab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Turkiga Aftida Kadib: 17 Arrin Oo Isbadallo Dastuuri Ah Ku Iman Doonaan, Akhriso Dadka Turkiga waxaa ay maanta u codeynayaan wax ka badalka dastuurka dalka, aftidan kadib waxaa wax badan iska badali doona nidaamka dowladnimo ee Turkiga. Isbadallada Dastuuriga Ah Ee Turkiga Ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Taabit Oo Sheegay In Maamulkiisa La Imaanayo Isbedal Amni Iyo Mid Dhaqaale Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in maamulkiisa uu la imaan doono waxqabad muuqda oo waxbadan u tari doona shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Oo Maanta Xarigga Ka Jaray Habraac Cusub Oo Lagu Qadanayo Basaboorka Dalka Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaliya Mudane Maxmed Abukar Islow Ducaale ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya. Wasiirka oo manta kormeer guud ku sameyay…